Ganaane Tv

Ganaane Tv Ku soo dhawow bartan oo aad ka heli karto wararkii ugu danbeeyey ee gobolka gedo iyo Soomaaliya oo dhan.

Tahniyad Aroos Manta ay thay Tariikhda 26/4/2025 Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin Leh u direyna Walalkeyga   iyo mar...
27/04/2025

Tahniyad Aroos

Manta ay thay Tariikhda 26/4/2025 Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin Leh u direyna Walalkeyga iyo marwadiisa Nuuna Geedi M oo meherkooda iyo arooskooda ka dhacay Degmada Luuq Ganaane Ee Gobolka Gedo

Waxaan Alle uga baryeyna inuu ka dhigo arooskooda mid kheyr leh, gurigooda ka yeelo mid barako iyo jacayl ku dhisan, ubad kheyr qaba iyo nolol farxad lehna ku maneysto.
Bash-bash iyo barwaaqo.

Dolow Abdisabir Shurie Ganaanetv Ganaanetv Abdirahman Abdishakur Warsame Moha Keyow Yare Abdinuur Shikir Abdinur Shikir Abdinuur Shikir Abdinuur Shikir Shikir media Follows Mohamoud A BoodBoode Dc Abdiaziz Hared Abdullahi BBC News Africa Jubaland State House Ganaane Tv Dc Daahir Muxumed Nuur Abdirizak Atosh Ali Mohamed Gedi Updycar Early

31/03/2025

Waa kuma

Inlilaahi wainaillha rajacuun Inlilaahi wainaillha rajacuun Inlilaahi wainaillha rajacuun rabi haku naxariista  wllkena ...
24/03/2025

Inlilaahi wainaillha rajacuun Inlilaahi wainaillha rajacuun Inlilaahi wainaillha rajacuun rabi haku naxariista wllkena maxamed illhay waxankaga bareynaa janatul firdowso allha kawarabiyo wll😭🤲🤲🤲🤲

Dolow Dc Daahir Muxumed Nuur Abdirizak Atosh BBC News Africa Jubaland State House Dc Abdiaziz Hared Abdullahi Follows Ali Mohamed Gedi

Xiisadda Itoobiya iyo Aratariya: Waa Maxay Qorshaha Sannado Socday ee Sacuudiga iyo Is^raa'iil ay ka Leeyihiin Geeska Af...
23/03/2025

Xiisadda Itoobiya iyo Aratariya: Waa Maxay Qorshaha Sannado Socday ee Sacuudiga iyo Is^raa'iil ay ka Leeyihiin Geeska Afrika, Siiba Itoobiya iyo Aratariya?

Soomaaliya se xaggee ka soo gashaa qorshaha Sucuudiga iyo kan Imaaraadka?

Bishaan gudaheeda, wafdi Sacuudi ah oo uu hoggaaminayo Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Waleed Cabdikariim Al-Khereeji, ayaa booqasho ku tagay waddamada Arateriya, Itoobiya, Kenya, Koonfurta Sudan iyo Chad. Waxaa kale oo uu Kuxigeenku la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sudan (Kulankii Carabta ee Qaahira). Safarka Wafdiga Sacuudiga ayaa ah mid leh ama xambaarsan hadaf ku wajahan waddamadaas iyo farriin ku socota madaxda waddamadaas, ahna sida hoose:

1. Ujeedka wafdiga: Wax badan lagama oga ujeedka wafdiga Sacuudiga, waxaa se la sheegayaa inuu yahay arrimmo la xidhiidha Badda Cas, Geeska Afrika, colaadda Itoobiya iyo Eritrea, xaaladaha Sudan iyo Soomaaliya, iyo waliba maalgashiga Sacuudiga ee waddamadaas

2. Farriinta Sacuudiga: Wax badan lagama oga farriinta wafdiga Sacuudiga ee madaxda waddamadaas, waxaa se loo badinayaa inay xidhiidh la leedahay isbadalka ku soo fooleh Bariga Dhexe iyo qorshaha cusub ee Mareykanka iyo Israa'iil

Farriimaha wafdiga Sucuudiga ayaa loo badinayaa inay salka ku hayaan arrimaha Bariga Dhexe iyo Geeska Afrika ka karkaraya, kuna salaysan danaha Maraykanka iyo Israa’iil ee Gobolka. Lama oga inay Imaaraadka Carabtu adeegsanayo Sacuudiga iyo Sacuudigu uu dareemay in looga dheereeyey danaha Maraykanka ee Geeska Afrika iyo Guud ahaan waqooyiga Afrika, oo u hadda tartan horleh la galayo Imaaraadka. Labadaa arrimood miday noqotaba, waxaa muuqata halka uu marayo Xaaladaha waddamada gobolka iyo waddamada Carabta, siiba Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo hadda u eg kuwo si toos ah ugu hardamaya Geeska Afrika.

Dhawaan Sacuudigu ayaa kula heshiiyay Eritrea inuu maalgashi ku samaynayo Dekadda Cassab oo ah bartilmaamaeedka duullaanka Itoobiya ee ku wajahan Aratariya. Qoraallo ay baraha bulshada soo dhigeen siyaasiyiin ka agdhow Abiye Axmad ayaa waxay ku sheegeen inuusan Sacuudigu Maalgashi ku samayn karin Cassab maadaama ay Cassab tahay dhul Itoobiya, hadduu doonayana waa inuu u soo maro Addis Ababa. Hadalada iyo qoraalada madaxda iyo taageerayaasha Itoobiya ee Abiye ayaa ah kuwo ku salaysan kulamada uu Abiye la yeesho raggaas ee ka dhaca Arat Killo (Kilometer 4) ee Madaxtooyada Itoobiya iyo waliba farriimaha uu Abiye Axmad u gudbinayo waddamada ay khusayso.

Aqoonyahan aan arrimahaan Geeska Afrika ka soo kordhay oo aan wax ka waydiinay ayaa yidhi, "Suurtagal ma ah inay madaxda Itoobiya ama taageerayaasha Abiye ku hadlaan ama soo dhigaan baraha bulshada hadallo noocaas ah, ayaga oo aan fasax ka haysanin Abiy naftiisa iyo wasaaraddaha ay khusayso ee Dowladda Dhexe."

Loolanka loogu jiro soodhaweynta danaha Maraykanka iyo Israa’iil kuma eka Waddamada Khaliijka iyo Arat Killo oo hadda waxaa ku soo biiray Hargeysa oo warbaahinta ka sheegtay inay diyaar u yihiin qorshaha Israa'iil oo ay aqbalayaan dadka reer Falastiin ee laga soo barakicinayo Gaza. Hadalkaas ayaa fajac, aragagax iyo amakaag ku noqday Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka reer Somaliland, waddamada Afrika, Muslimiinta iyo waliba bulshada caalamka, ayadoo loo arkay in Itoobiya iyo maamulka Hargeysa ay isku si u arkaan shacabka reer Falastiin ee dhulkooda laga barakicinayo.

H**e waxaa u jiray qorshe ay wateen Sacuudiga iyo Israa'iil tobon sano kahor, lixidii sano ee la soo dhaafayna Imaaraadku wakiil uga ahaa oo ahaa in Soomaaliya la hoosgeeyo Itoobiya, oo markaas Itoobiya noqoto dawladda lagala heshiinayo kheyraadka Soomaaliya. Qorshahaas oo h**e si toos ah Sucuudigu u faafiyey shir Mareykanka ka dhacay dhawaan kala soco Daljir.

Dawladda Soomaaliya, tan hadda, kuwii ka horreeyey, iyo waliba kuwa soo socda ayaan u muuqan kuwo meeleeya danta Soomaaliya, laakiin u kala tartama fulinta danaha shisheeye oo hadda Turkigu ku soo biiray, uuna socda qorshe Turkiga oo kheyraadka badda Soomaaliya si toos ah loo hoosgeynayo Itoobiya.

Dolow Dc Daahir Muxumed Nuur Dc Abdiaziz Hared Abdullahi Follows

19/03/2025

Qeybtii Labaad Ee Gabayga Abwaan Yaanafalay Uu Ku Taageerayo Dagaalka Ciidamada Difaaca Dowlada Puntland Ay Ka Wadaan Buuraha Calmiskaat Ee Ay Ku Baacsanayaan Khawaarijta Daac1sh

BBC News Africa Dolow Jubaland State House Shikir media Abdirizak Atosh Dc Daahir Muxumed Nuur

SAWIRO:mamulka Dagmada baladxaawo ayaa yeeshay kulan muhiim oo u hogaminaya Gudoomiyaha Degmada Mr Shire Abdullahi Abdi,...
19/03/2025

SAWIRO:mamulka Dagmada baladxaawo ayaa yeeshay kulan muhiim oo u hogaminaya Gudoomiyaha Degmada Mr Shire Abdullahi Abdi, oo uu wehlinaya Gudoomiye kuxigeenka Dagmada ahna madaxa amniga iyo siyaasada mr mohamed isaaq abdi Biriq iyo Xubno kamid ah maamulka, iyo gudoomiyaha arimaha bulshada Abdiwahab hajji isaaq taliyaha amniga dagmada ayaa kulan waxaa ay la qateen ururada bulshada qaybahooda kala duwan.

Kulankan Ayaa Daarnaa Adkeynta Amniga Degmada Iyo Xuduudaha Iyo Sidii Ay Shacabka Ula Shaqeyn Lahaayeen Laamaha Amaanka

Abdinuur Shikir Dolow Jubaland State House BBC News Africa

ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بمقدار Allow unaxariso Feysal Apdulqadir Ahmed oo maanta lagu dilay D.luuq ganaan...
14/03/2025

ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بمقدار
Allow unaxariso Feysal Apdulqadir Ahmed oo maanta lagu dilay D.luuq ganaane ☝️🤲😪

Shikir media Dolow Abdinuur Shikir Ganaanetv Ganaanetv Abdinuur Shikir

23/02/2025

Waa kuma oo ku magacdheer

Abdinur Shikir Dolow BBC News Africa Abdirahman Abdishakur Warsame Moha Keyow Yare Ganaanetv Ganaanetv Mohamoud A BoodBoode Ali Mohamed Gedi Dc Daahir Muxumed Nuur Follows Abdinuur Shikir Shikir media Jubaland State House Dc Abdiaziz Hared Abdullahi Abdinuur Shikir Abdinuur Shikir Abdirizak Atosh

21/02/2025

Waa kuma oo ku magac deer Dhagweynaa

Abdinur Shikir Moha Keyow Yare Dc Abdiaziz Hared Abdullahi Dolow BBC News Africa Abdirizak Atosh Mohamoud A BoodBoode Ganaane Tv Dc Daahir Muxumed Nuur Abdinuur Shikir Follows Jubaland State House Abdisabir Shurie Ali Mohamed Gedi Shikir media Abdinuur Shikir Abdirahman Abdishakur Warsame Abdinuur Shikir Ganaanetv Ganaanetv

03/01/2025

Waa Kuma

Abdinur Shikir Dolow Dc Abdiaziz Hared Abdullahi BBC News Africa Jubaland State House Abdirahman Abdishakur Warsame Abdirizak Atosh Dc Daahir Muxumed Nuur Mohamoud A BoodBoode Abdinuur Shikir Shikir media Ganaane Tv Abdinuur Shikir Follows Ganaanetv Ganaanetv Moha Keyow Yare Abdinuur Shikir

26/12/2024

Waa Kuma L/X Abdi Jimaal Loo Garan Yaqaano





Abdinur Shikir Abdirizak Atosh Ganaane Tv BBC News Africa Jubaland State House Dc Daahir Muxumed Nuur Dolow Mohamoud A BoodBoode Abdisabir Shurie Moha Keyow Yare Ali Mohamed Gedi Dc Abdiaziz Hared Abdullahi Follows Abdirahman Abdishakur Warsame Shikir media Abdinuur Shikir Abdinuur Shikir Abdinuur Shikir

Address


Opening Hours

Monday 08:00 - 23:00
Tuesday 08:00 - 23:00
Wednesday 08:00 - 23:00
Thursday 08:00 - 23:00
Friday 08:00 - 23:00
Saturday 08:00 - 23:00
Sunday 08:00 - 23:00

Telephone

+252612576666

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ganaane Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share