Gaalib Podcast

Gaalib Podcast Gaalib Podcast waa madal xog-wadaag ah oo diiradda lagu saaro arrimaha caafimaadka, waxbarashada, xirfadaha shaqo, tiknoolojiyada iyo horumarka nolosha.

09/08/2026

🦴 Lafahaaga mar walba ma shanqaraan? Waxaa laga yaabaa in cuntada aad cunayso aysan siinayn nafaqooyinka ay lafahaagu u baahan yihiin! 😳

05/08/2026

Part 2 nurtrion .
La share garee sxbda

04/08/2026

🥗 Cuntooyinka ugu wanaagsan ee caloosha u roon!

18/06/2026

🔥 Protein-kan ma yahay Cuntada kaliya gymers-ka mise waa been nala aaminsiiyay? Xaqiiqda halkan ka ogow!

17/06/2026

Part 1: Cuntooyinka aan cuno 90% waa khaldan yihiin

Waxaan halkan kugula wadaagi doonaa macluumaad sax ah oo ku saabsan nafaqada (nutrition). Qoraalladani waxay noqon doonaan taxane is daba joog ah si aan u saxno fikradaha khaldan ee ku saabsan cuntada iyo caafimaadka.

Ujeeddada Taxanaha

* In la fahmo nafaqada saxda ah.
* In la kala saaro xaqiiqooyinka iyo macluumaadka khaldan.
* In la barto sida loo doorto cuntooyin caafimaad leh.
* In la fahmo saameynta cuntadu ku leedahay caafimaadka iyo jirka.

04/06/2026

Xirfada iyo………..?

02/06/2026

Faa’iidooyinka safarka waxaa ka mid ah:

* Barashada dhaqamo iyo dad cusub.
* Kordhinta aqoonta iyo waayo-aragnimada.
* Yaraynta walbahaarka iyo daalka maskaxda.
* Horumarinta kalsoonida nafta.
* Abuurista xusuuso iyo xiriirro cusub.

26/05/2026

Halis aaad u weyn???

18/05/2026

5 tallaabo oo hadda si dhab ah u sameysid oo aad miisaanka si sax ah u ridid

Address

Dublin
D01N253

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gaalib Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gaalib Podcast:

Shortcuts

Share

Category