Heydar pro

Heydar pro Freelancer | Creative Designer | UI/UX Designer | web Designer | Tech Specialist.

My AI & Machine Learning Workshop Experience Was Truly Inspiring! ๐Ÿค–๐Ÿ”ฅI'm so glad I attended the 7 Days AI Bootcamp by AI ...
08/12/2025

My AI & Machine Learning Workshop Experience Was Truly Inspiring! ๐Ÿค–๐Ÿ”ฅ

I'm so glad I attended the 7 Days AI Bootcamp by AI Somalia at University of Science and Technology, It was a fantastic journey from zero to ML Hero with Eng. Bicir.

The course clarified the entire ML process from data preparation to building and deploying real, interactive models. I left with practical knowledge, a new perspective, and incredible connections.

Looking forward to improving my skills and growing in this exciting world of AI.

Ugu dambeyn Alla mahadii wuu ino so idlaaday Bootcamp KII ino socday mudadii 7 maalmood ehed, thanks Ustaad  bin bicir i...
07/12/2025

Ugu dambeyn Alla mahadii wuu ino so idlaaday Bootcamp KII ino socday mudadii 7 maalmood ehed, thanks Ustaad bin bicir iyo dhamaan team ka AI Somalia

Just a second waa beenta ugu weyn ee technology da  maanta Ilbiriqsiga Google waa sida ballanta saaxiib beenlow ah mar w...
26/11/2025

Just a second waa beenta ugu weyn ee technology da maanta

Ilbiriqsiga Google waa sida ballanta saaxiib beenlow ah mar walba wuu soo daahaa ๐Ÿ˜‚.

08/11/2025

Markaan bilaabay design-kan, waxaan rabay inaan muujiyo macnaha dhabta ah ee nadiifnimada.
Ma ahan kaliya dhar caddaan ah waa dareenka freshness, nadiifnimo iyo kalsooni.

Fikraddan waxay ka timid sheeko fudud:
Isbeddel yar oo laga sameeyo dhaqidda caadiga ah si uu u noqdo 2X Power Clean.
Wax kasta dharka la suray, background-ka buluugga ah, iyo qaabka text-ka waxay wada sheegayaan hal fariin: cad, nadiif ah, oo lagu kalsoonaan karo.

Design-ku ma aha qurxin kaliya.
Waa hab aad qofka ku dareensiiso wax, xitaa inta uusan erey akhriyin.
Ad-kan waa inuu dareemaa nadiifnimo, ma aha oo kaliya inuu sheego nadiifnimo.

Design Breakdown:

โ€ข Minimal layout: si uu Product-ku u muuqdo.
โ€ข Typography: erey weyn oo xoog leh si uu u muujiyo power, iyo mid jilicsan si uu u abuuro trust.
โ€ข Color: buluug si uu u keeno freshness, oranji si uu u bixiyo energy.
โ€ข Composition: nadiif, isku dheeli tiran, dareen ahaanna cad.

๐ŸŽฏ Fariinta ugu weyn:
Design-ka wanaagsan ma iibiyo product โ€” wuxuu iibinayaa dareen.

Maxaad adigu ka dareentay markaad aragtay design-kan?
Freshness, energy, mise simplicity?

๐Ÿ‘‡ Faallo igu reeb, jecelahay inaan maqlo aragtidaada โ€“ mid designer ah ama mid macaamiil ahba.

Markii aan bilaabay barashada web development, waxaan sameeyay waxa dad badani sameeyaan.Waxaan si degdeg ah u bartay HT...
05/11/2025

Markii aan bilaabay barashada web development, waxaan sameeyay waxa dad badani sameeyaan.
Waxaan si degdeg ah u bartay HTML, kadibna waxa si toos ah ugu booday CSS iyo JavaScript.

Waxaan moodayay in aan h**ey u socdo, laakiin markii dambe ayaan ogaaday in aanan si dhab ah u fahmin aasaaska.

Markaas ayaan goโ€™aansaday inaan dib ugu noqdo HTML oo aan markan si fiican u fahmo.
Waxaan bilaabay inaan dib u qoro tags fudud, inaan tijaabiyo, una fiirsado sida Web u dhismo.
Markii h**e way adkayd, laakiin markaan arkay natiijadii browser-ka iga soo baxday, waxay igu dhalisay faham cusub.

Waxaan bartay in:

HTML uu yahay halka wax walba ka bilowdaan.

Tag kasta uu leeyahay shaqo gaar ah, xitaa haddii uu muuqdo mid yar.

Projects yaryar ay kaa barayaan wax badan marka aad si joogto ah u dhisto.

Hadda markaan dib u fiiriyo, waxaan garowsaday in aanan h**ey u fahmin โ€œsidaโ€ web-ku u dhismo.
Laakiin hadda, wax walba si cad ayey iigu muuqdaan.

Haddii aad hadda bilaabayso barashada web development, hal talo ayaan ku siinayaa:
Ha boodin aasaaska.
Si tartiib ah u baro, faham waxa aad qoreyso, kadibna sii wad.

Baro HTML sida ay tahay, kaddib CSS iyo JavaScript way kuu fududaan doonaan.

Naqshaddu (design) ma aha oo keliya inaad Colors ama Shapes qurux badan isticmaasho โ€” waa sida aad ๐˜‚ ๐—ณ๐—ถ๐—ธ๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ผ markaad wax...
03/11/2025

Naqshaddu (design) ma aha oo keliya inaad Colors ama Shapes qurux badan isticmaasho โ€” waa sida aad ๐˜‚ ๐—ณ๐—ถ๐—ธ๐—ถ๐—ฟ๐˜๐—ผ markaad wax abuureyso.

Adduunka tignoolajiyada (technology) maanta aad buu isu beddelay. Wax walba waxay ugurayan ๐—”๐—œ, ๐—”๐˜‚๐˜๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป, iyo barnaamijyo cusub.

Laakiin tan ogow
๐—›๐—ฎ๐—น-๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ (๐—ฐ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐˜ƒ๐—ถ๐˜๐˜†) mar walba waa tan guuleysata โ€” sababtoo ah hal-abuure (baniโ€™aadam) wuxuu isku xiri karaa fikrado ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ฒ uusan waligiisa ku fikirikarin.

๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐˜‚โ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ป:

Naqshadda (design) ma sahlanaatay technologyada awgeeda?
Mise way adkaatay โ€” maadaama naqshadeeyayaasha ay ka hal-abuur bateen AI da?


#

01/11/2025

Haddii aad tahay ganacsade, waa inaad ogaataa: Dadku saacadobadan
ayay maalin kasta ku qaataan baraha bulshada. Tani ma ahan wakhti lumis, waa fursad ganacsi!
Waxaan kuu sameeyaa design-ka ugu fiican ee kaa caawinaya inaad ka faa'iideysato wakhtigaas. Ma jeceshahay inaad ka shaqeyso Ganacsigaaga mise inaad ka shaqeyso Design-ka? Aniga labada waan kuu fududeyn karaa.
Igu xirnow DM-ka haddii aad u baahan tahay design kaaga oo soo jiita macaamiisha!
โ€ข
โ€ข
โ€ข
โ€ข
โ€ข "
Follow dheh, si aad u hesho xogta aan ku shaacin doono Design-kan!

Canva waa shirkad aad u fakar badan.Markii ay iibsadeen Affinity oo ay bilaash ka dhigeen, dad badan waxay moodayeen ina...
01/11/2025

Canva waa shirkad aad u fakar badan.
Markii ay iibsadeen Affinity oo ay bilaash ka dhigeen, dad badan waxay moodayeen inay sameynayaan wax wanaagsan oo bulshada u ah.
Laakiin dhab ahaantii, waa qorshe si fiican loo qorsheeyay.

๐ŸŽฏ Waa maxay qorshahooda dhab ahaantii?

Canva waxay og yihiin in Affinity aysan markiiba faaโ€™iido keenayn โ€” waa sababta ay ugu ogolyihiin inay โ€œkhasaaroโ€ u socoto muddo.

๐Ÿ‘‰ Khasaarahaas waxay u adeegsanayaan xeelad ay ku muujiyaan in lacag badan aysan soo galin, taas oo ka dhigaysa inay bixiyaan canshuur aad u yar ama xitaa eber.

๐Ÿ‘‰ Inta ay sidaas samaynayaan, waxay xoogga saarayaan in Affinity uu si degdeg ah u koro oo uu noqdo meesha ugu weyn ee ay xirfadlayaasha design-ka ku tiirsan yihiin.

Marka la isku soo duubo:
Canva waxay isku dayaysaa inay isku keento labada dhinac โ€”
dadka isticmaala ee caadiga ah (Canva users) iyo designers-ka xirfadlayaasha ah (Affinity users).

Taasi waa waxa Adobe aanay weli si buuxda u sameyn karin.

๐Ÿš€ Marka maxay tani ka dhigan tahay?

Marka Affinity uu gaaro heer weyn oo suuqa ah, Canva waxay istaagi doontaa si ay u sameyso IPO (markay suuqa sahaminta ka gasho) โ€” taas oo noqon doonta mid weyn oo taariikhi ah.

Waa sida istaraatiijiyadda Fortnite โ€” bilaash isticmaal, laakiin lacag ku bixiso add-ons iyo features gaar ah.
Waxay abuureysaa addiction iyo loyalty.
Marka aad hal mar gasho, way adag tahay in aad ka baxdo.

Waa bold move. Waa smart move. Waa future move.

๐Ÿ’ญ Casharka aan anigu ka bartay (sida designer & developer):
โ€ข Mararka qaar โ€œfreeโ€ maaha fursad โ€” waa xeelad ganacsi.
โ€ข Shirkadaha guuleysta waxay isku daraan value, psychology, iyo timing.
โ€ข Haddii aad rabto in aad dhisto brand tech ah ama creative ah, baro sida ay shirkadaha waaweyn u fekerayaan.
Innovation + Strategy = Market Power.

โธป

31/10/2025
Galabta waxaan ka qayb galay workshop aad u xiiso badnaa oo cinwaankiisu ahaa โ€œThe Future Begins with AI: Essential Skil...
29/10/2025

Galabta waxaan ka qayb galay workshop aad u xiiso badnaa oo cinwaankiisu ahaa โ€œThe Future Begins with AI: Essential Skills for Students in a Changing World.โ€

Waxaan runtii ka helay aqoon iyo aragtiyo cusub oo ku saabsan sida Garaadka Macmalka ah (AI) uu u beddeli karo mustaqbalka shaqo iyo waxbarasho.
Waxaa la igu dhiirrigeliyay inaan sii barto xirfadaha dhijitaalka ah, oo aan fahmo sida teknoolojiyadu u saameynayso nolosha maanta iyo tan berri.

Mahadsanid Engr. Mohamed Elmi iyo AI Somalia oo fursaddan noo suurtageliyay.
Waxaan rajeynayaa in daโ€™yarta Soomaaliyeed ay sii xoojiyaan barashada iyo hal-abuurka dhijitaalka ah.

Waxaan maanta ka qeybgalay seminar- ciwankisu ahaay โ€œLearn How to Work and Earn Onlineโ€ ay soo qabanqaabisay Jamhuriya U...
19/10/2025

Waxaan maanta ka qeybgalay seminar- ciwankisu ahaay โ€œLearn How to Work and Earn Onlineโ€ ay soo qabanqaabisay Jamhuriya University Students Association (JUSA), ee uu bixinayay Eng Mohamed A., instructor khabiir ah oo ku takhasusay online work / freelancing, kaas oo lagu qabtay Jamhuriya Incubation Center

Barnaamijku wuxuu ahaa mid aad u faaโ€™iido badan, oo diiradda saaraya sida dhalinyaradu u bilaabi karaan shaqo online ah iyo sida loo abuuro dakhli madax-bannaan.

Waxaan ka bartay fikrado iyo farsamooyin muhiim ah oo iga caawin doona inaan si dhab ah u bilaabo safarkayga shaqo ee dhankas iyo digital ka.

Mahadsanid JUSA, Jamhuriya University, iyo gaar ahaan Ustaad Mohamed A. fursaddan qiimaha badan.

๐ŸŒŸ Excited to Share a Milestone ๐ŸŒŸIโ€™m proud to announce that I have successfully completed the Google Technical Support Fu...
03/10/2025

๐ŸŒŸ Excited to Share a Milestone ๐ŸŒŸ

Iโ€™m proud to announce that I have successfully completed the Google Technical Support Fundamentals course on Coursera with a grade of 91.7%. ๐ŸŽ‰

This journey has given me strong foundations in IT support, troubleshooting, networking, and system administration. Itโ€™s a step closer to advancing my career in technology and building solutions that matter.

A special thanks to Kiron Open Higher Education Learning Program ๐Ÿ™ for making this learning journey possible and accessible. Your support in providing education opportunities has been a true game-changer.

Iโ€™m motivated to continue growing my skills and Iโ€™m looking forward to the next steps in my IT journey ๐Ÿš€.

Address

Delhi
34100

Telephone

+256703967239

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heydar pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Heydar pro:

Share