Mohamud

Mohamud This is my Official page, a lot of people created fake page under our Organisatio. I’m

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyoot...
20/12/2023

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii iyo eheladii ay ka geeriyootay Wasiir Khadiija Maxammuud Diiriye. Waxaan Alle uga baryayaa in uu Jannadii ka waraabiyo dhammaanteenna samir iyo iimaan innaga siiyo. Wasiir Khadiijo waxay dalkeeda usoo adeegtay in ka badan 30 sano waxayna ku suntantaneyd Soomaalinimo huwan geesinimo iyo dal jacayl. Waxaan Allaha ha u naxariistee ku xasuustaa wasiir Khadiijo howl karnimo iyo dadaal aan kala go’ lahayn.

Samir iyo iimaan Allaha naga siiyo kulligeen iyadana Jannada allaha ku abaal mariyo.

Address


Telephone

+254769079488

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamud:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share