Cilmi iyo Xaqiiq Baahiye

Cilmi iyo Xaqiiq Baahiye Daahfur, Wacyi iyo Aqoon.”

06/01/2026

Cajiib bahalkii soomalida layn jiray ee dadka badan naga cunay
Ilaa African ku caadi bayba u dhaqdaan waa ku waas
Iyagoo suuq gaynaya
Oo waliba qiimihii lagu heshiin waayey.

06/01/2026

Iiraan ayaa soo bandhigtay xusuusin taariikheed ee dhacdadii 12-kii Janaayo 2016, taas oo u muuqata farriin jawaab ah hadalladii dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee ku aaddanaa Iiraan.

Saacaddu markay ahayd 4:30 galabnimo laba markab oo ay leeyihiin ciidamada badda ee United States oo ay saarnaayeen 10 askari oo Marines ah ayaa si khalad ah u galay biyaha dhuleed ee Iiraan Ciidamada Iiraan ayaa si degdeg ah u qabtay maraakiibta iyo askartii saarnayd.

Kadib 16 saacadood markii la xaqiijiyay in gelitaankaasi uu ahaa mid si kama’ ah u dhacay, Iiraan ayaa sii daysay maraakiibtii iyo askartii. Muuqaallo lagu baahiyay bogga Iiraan military ayaa muujinayay askarta Maraykanka oo raalli-gelin bixinaya mid ka mid ah askarta ayaa ooyayay, halka askari haween ah ay wajigeeda ku xiratay maro si ay isu qariso.

Soo bandhigida muuqaalkaas h**e ayaa loo fasirtay inay tahay xusuusin siyaasadeed iyo fariin digniin ah, xilli ay sii kordhayaan hadallada adag ee ka imaanaya Washington.

Address

Usgao

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cilmi iyo Xaqiiq Baahiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share