Makane Tv

Makane Tv Afar Makane(4M)
Aabbe Kuusane
Aabbe Cismaan Adeer
Aabbe Maxaad
Aabbe Cali Sabdi

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ Makane Tv  waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelka, asxaabta i...
11/06/2026

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Makane Tv waxa uu tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehelka, asxaabta iyo dhammaan bahda waxbarashada geerida ku timid Alle ha u naxariistee Prof. Ibraahim Maxamed Faarax (Nakruuma), oo ka mid ahaa macallimiinta Kulliyadda Sayniska ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, kana soo shaqeeyay Jaamacadda xilliyadii ka horreeyay burburkii dalka iyo sidoo kale dib-u-soo nooleyntii kadib.
Waxaan Alle SWT uga baryeynaa inuu marxuumka u naxariisto, dembiyadiisana dhaafo, qabrigiisana u waasiciyo, kitaabkiisana midigta ka siiyo, Jannatul Firdowsana hoygiisa ka dhigo.
Aamiin Aamiin Aamiin.

09/06/2026

Nabadoon Maxamed Cabdi Ibraahim oo Raali gelin buuxda kabixi gefkii uu ugeystay Nabadoonka, Samadoonka iyo Dhamaan Dhalinyarada Reer Kuusane.
Makane Tv

07/06/2026

Cagtii joogsiweyso marbey Ceeb la kulantaa Weerar afka ah ayaa lagu qaaday Maxamed Cabdi Ibraahim Ciid see more......

06/06/2026

Afayeenka Beesha Afar Makane Maxamud Saxane ayaa runta usheegay Maxamed Cabdi Ibraahim Ciid see more.....

05/06/2026

Maxamed Cabdi Ibraahim Ciid oo qirtay lacagtii uu lunsaday See more....

03/06/2026

Suntan disha Maxamuud Sheikh Ali
Mohamed Ali Osman Jidow

26/05/2026

Odoyaasha, aqoonyahanada iyo waxgaradka Beelaha Afar Makane ayaa Taageray in Kursiga Beesha sandkaan See more....

17/05/2026

Muriqiina maala dhulka mira ku beera macdan iyo Dahabka muujiya wanaaga

Waxaa Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Maayar kuxigeenka Magaalada Baladweyne Cabdi Xuseen Cisman (Canjeex) oo mudooyin...
09/05/2026

Waxaa Magaalada Muqdisho ku Geeriyooday Maayar kuxigeenka Magaalada Baladweyne Cabdi Xuseen Cisman (Canjeex) oo mudooyinkan ku xanuunsanaa Magaalada Muqdisho.
Alle Naxariistii jano haka waraabiyo, Waxaan Uga Tacsiyadeynayaa Guud ahaan Qoyska iyo Qaraabada uu kabaxay Marxuumka.

23/04/2026

Deegaanka Caloolacad Degmada Baledweyne dhanka Koonfureed oo Roobeysatay 🌧 🌧 🌧 see more....

Indirizzo

Rome

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Makane Tv pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Scelte rapide

Condividi

Digitare