Radio Gargaar

Radio Gargaar Radio Gargaar Wuxuu Kusoo Gudbin Doonaa Barnaamijyo Quseeyo Arimaha biniaadanimada

03/11/2023

Asc
Saxiibayaal halkani waa barta Facebook Aan ku lenahay Een Radio Gargaar Madasha Arimaha biniadinimada waa barqo jimca Ah Taariikhdana Ay ku beegantahay 03-11-2023 Waxaa Goordhoweyt Inoo bilaawdey Roob si weyn. Loogu diirasadey Waxaa guud ahaan ba kacurday rooba bka deeyrta Ah siweyn Loo sugaayey Alle Aya ku mahadsan inoo suurta Geliyey. Waxana Idinla socot sinayey Aniga Axmed Aden Abdi.Honest Mahadsanidiin.


si uu ugaaro meel fog Ugaaro Mahadsanidiin.

31/10/2023

Dhageystiyaal kusoo dhawaada barnaamijkeena subax wanaagsan arooryo suuban oo subax kasta Marka laga reebo maalimaha sabtida iyo axada kabaxa radio gargaar waxaynu kulafa gurnaa sida looga waa bariistay deegaanka aad kusugantahay iyo adeegyada kale bulashada muhiimka u ah waxbarashada caafimaadka caafimaadka nadaafada
Hadaba hadii aad danayneyso ugu Soo qeyb qaada barteen Facebook Ee gargaar # ama nagala Soo xariiri 0741014761

23/10/2023

Asc
Saxiibayaal halkani waa barta Facebook Aan ku lenahay Een Radio Gargaar Madasha Arimaha biniadinimada Waa suwax isninin Ah Taariikhdana Ay ku beegantahay 23-10-2023 Ku Soo fhowaada xibinteeni suwax wanaksan Arooryo suuban xibintan Aya ah xibin aynu ku bariidano bulshada Qaxootiga iyo Weliba deegaanada ku teetsan Hadii Aad Adiga dooneysit inaat agala qeyb qaadato waxat nagala Soconi kartaan lambarka fariimaha gaaban +2540102936044 wixii mac luumaat ah halkaas Ayat ka heli kartaan.


Si meel fog Ugaaro Mahadsanidiin...

16/10/2023

Asc
Saxiibayaal halkani waa barta Facebook Aan ku lenahay Een Radio Gargaar Madasha Arimaha biniadinimada Waa suwax isninin Taariikhdana Ay ku beegantahay 16-10-2023 xibintan Aya ah xibin aynu ku bariidano bulshada ku tetsan caalamka so doo Kale Barnamijyo Kale xiiso Leh sida barnamijka musiga iyo salamaha saxib hadii Aad dooneysid waxaat nagala Soconi kartaan lambarka Fariinta gaagaaban +2540102936044


si meel fog Ugaaro Mahadsanidiin

09/10/2023
09/10/2023

Waxa manta Xaflat Heerkedu Sareeyo Lagu qabto Xerada Hagadera Waxana loogu dabaaldegayey maalinta dhimirka Ama Miskaxda

09/10/2023

Asc

Saxiibayaal halkani waa barta Facebook Aan ku lenahay Een Radio Gargaar Madasha Arimaha biniadinimada Waa suwax inin Ah Taariikhdana Ay ku beegantahay 09-10_2023 Waa xibin aynu ku bariidano bulshada ku tetsan caalamka hadaba waxaat nagala Soconi kartaan lambarka Fariinta gaagaaban +240102936044

06/10/2023

Asc
Saxiibayaal halkani waa barta Aan ku lenahay Een Radio Gargaar madasha Arimaha biniadinimada Waa suwax jimco Ah Taariikhdana Ay ku beegantahay 06-10-2023
Waa xligii Aad nagu barateen inaan ku saaxibno xibintan Waxan Sido kale ku qaadal dhikna hadawa sida ay ku waakbariisten isu socotka waxbarashada amniga iyo Weliba Nadaafada iyo Weliba Barnamijyo Kale xiiso Badan sida barnamijka musiga iyo Salamaha



Si uu meel fog Ugaaro Mahadsanidiin...

05/10/2023

Asc
saxiibayaal waa barta Facebook Aan ku lenahay Een Redio Gargaar madasha Arimaha biniadinimada Waa Galab Qamiis Ah Taariikhdana Ay ku beegantahay 05-10-2023
Waa Axadihi inagu barateen inaan idin lasocot sino barnajkaasi Oo Ah barnamijka musiga iyo Salamaha Sidoo kle waxaat nagala Soconi kartaan lambarka fariimaha gaaban +2540102936044 Een Redio Gargaar madasha Arimaha biniadinimada


Si uu meel fog Ugaaro Mahadsanidiin...

04/10/2023

Asc
saxiibayaal halkani waa barta Aan Saaxibka ku nahay Een Redio Gargaar madasha Arimaha biniadinimada Waa suwax Arbaca Ah Taariikhdana Ay ku beegantahay 04-10-2023 barnamijka Suwax wanaksan Aya Ah barnamijka Aan ku qaada dhikno guud Ahanba sida Lagu waakbariistay isu socotka iyo waxbarashada amniga iyo Weliba Nadaafada.Caafimaatka.iyo Weliba Barnamijyo Kale xiiso Leh Ama xiiso Badan sida Musiga Iyo Salamaha Sidoo kle hadii aad rabto in aad
Nagala Soo xariirto. Lambarka fariimaha gaaban +2540102936044 Een si si Aad Nala socoto Mahadsanidiin...


si uu ugaaro meel fog

02/10/2023

Asc
saxiibayaal halkani waa barta Aan ku lenahay Een Redio Gargaar madasha Arimaha biniadinimada Waa barta Facebook Aan Saaxibka Aan ku lenahay Een Suwax isninin Taariikhdana Ay ku beegantahay 02-10-2023 Waa halka Aad kala soco kartaan lambarka fariimaha gaaban Een si doo Kale Barnamijyo Kale xiiso Leh.


si uu ugaaro meel fog
Mahadsanidiin...

Address

Garrisa
Dadaab

Telephone

+254102936044

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Gargaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share