Radio HornAfrik 105.6FM - Kenya

  • Home
  • Radio HornAfrik 105.6FM - Kenya

Radio HornAfrik 105.6FM - Kenya Radio HornAfrik 105.6 Fm - Coodka shacabka

06/08/2026

Hon Abdihafid, ''Abdull Haji fidnada uu nagu dhex wado ha naga daayo, kursi uma hayno. Dhalinyaroy, odayaasha marka aad aragtaan waxaad ku dhahdaan: '60 jir ayaa tahay, masaajidka gal.'"

06/08/2026

Hadal-jeedintii maanta ee Abwaan Abdirizak Kabaxay ee xafladda Mohamed Muktar Shidiye"

06/08/2026

Gabadh ilmadeeda Ceshan Weyday Oo Buraanbur Uu Tirinaysa Mohamed Muktar Shidiye."

06/08/2026

STATEMENT FROM THE CAMPAIGN SECRETARIAT OF H.E. AMBASSADOR MOHAMED MUKTAR SHIDIYE,

02/08/2026

WARBIXIN;- Xaflad Ballaaran Oo lacag Loogu Uruurinayay Dhismaha Masjidka Jaamia iyo Madarasatul Towba ayaa ka Dhacday Deegaanka Afweyne Oo ka tirsan Deegaanka Baarlamaaneedka Lagdera ee ismaamulka Garissa. Iyado Wax Ka Yar 1 Saac Lagu Aruuriyay Lacag Dhan 30 Million Oo Shillinga Dalka.

01/08/2026

Wasiirka Caafimaadka Aadan Barre Ducaale oo Ballanqaaday Inuu Madaxweyne William Ruto u Soo Xareyn Doono 5 Milyan oo Cod Doorashada Dib-u-doorashada.

01/08/2026

Kenya Kwanza oo Soo Dhaweeyay Joojinta Vetting-ka Aqoonsiga ee Bulshooyinka Xuduudaha, Kuna Tilmaamay Mid Muddo Dheer Takoor ku Hayay Muwaadiniinta

28/07/2026

Guddiga NCIC Oo Bilowday Baaritaan Ka Dhan ah Gachagua, Duale & Ruku Kadib Eedeymo La Xiriira Hadallo Naceyb Hurin ah.

28/07/2026

Kenya Oo Mar Kale Xaqiijisay Sideey Uga Go'an Tahay ilaalinta Qaxootiga iyadoo Adduunku Maanta Uu Xusayo 75 Guuradda Heshiiska Qaxootiga.

28/07/2026

Wasiir Ducaale: Waxaan ku noqday Hoggaamiyaha Aqlabiyadda (Majority Leader) si waafaqsan heshiiskii isbahaysiga URP iyo TNA lagu galay. Cidna ima magacaabin xilkaas, sida ay dadka qaar sheegayaan.

Address

Dadaab

50-70103

Telephone

+254723697861

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio HornAfrik 105.6FM - Kenya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share