Mr Nuux

Mr Nuux Independent Sports & Event Journalist | Sharing global football & youth sports stories 🌍📸
(1)

23/12/2025

ChatGPT waa gacan galay Xariifkan saaxiibey noqdeen wax waliba wuu waydiinaa🤣

Origi ayaa meel cidlo iska fadhiyo koox raadis uu ku jiraa bal ninka Liverpool shaqo oga baara waa ragii abaarta kala ba...
23/12/2025

Origi ayaa meel cidlo iska fadhiyo koox raadis uu ku jiraa bal ninka Liverpool shaqo oga baara waa ragii abaarta kala baxsadee.

Loollan adag ayaa ka taagan helitaanka Antoine Semenyo, iyadoo Chelsea ay maanta sidokale la soo xiriirtay si ay u weydi...
23/12/2025

Loollan adag ayaa ka taagan helitaanka Antoine Semenyo, iyadoo Chelsea ay maanta sidokale la soo xiriirtay si ay u weydiiso xaaladda iyo shuruudaha heshiiska.

Manchester United iyo Manchester City ayaa muddo maalmo ah wadahadallo kula jiray dhinaca ciyaaryahanka, wadaxaajoodyaduna wali way socdaan.

Liverpool-na way xiiseynaysay ciyaaryahanka tan iyo bishii Nofeembar.

Qodobka lagu burburin karo heshiiskiisa waa £65 milyan ah kaaso oo dhacayaa 10-ka Janaayo.

Waxaa la filayaa in Harvey Elliott kusoo laabto kooxda Liverpool suuqa January furmaya.
23/12/2025

Waxaa la filayaa in Harvey Elliott kusoo laabto kooxda Liverpool suuqa January furmaya.

23/12/2025

Qofka noocaas hadaa tahay Xaasid baa tahay ogow.

Rasmi✅️ Endrick to OlympiqueYarkan real waku dhibaatooday way la dageen hada amah ku direen lkn waxay ku xireen inuu iib...
22/12/2025

Rasmi✅️ Endrick to Olympique

Yarkan real waku dhibaatooday way la dageen hada amah ku direen lkn waxay ku xireen inuu iib aheen.

22/12/2025

Arsenal iska quusta.

Yarkan awalba isagoo isha taageerayaasha Newcastle haysatay ayaa hadana mid xarash u haaye gacanta u galay caadi u jabiy...
22/12/2025

Yarkan awalba isagoo isha taageerayaasha Newcastle haysatay ayaa hadana mid xarash u haaye gacanta u galay caadi u jabiye.

Yarkan Tottenham ma iloobin maalinkii madaxa lagu socodsiiye.🤣😁

22/12/2025

Maxaytahay waxa ogu wayn aad dareemayso inay Nolashada ka maqan yihiin

Liverpool weli si buuxda ayay u taageerayaan Arne Slot, gaar ahaan kadib natiijooyin wanaagsan oo uu gaaray toddobaadyad...
22/12/2025

Liverpool weli si buuxda ayay u taageerayaan Arne Slot, gaar ahaan kadib natiijooyin wanaagsan oo uu gaaray toddobaadyadii u dambeeyay. Haddii uu xilli ciyaareedkan ku dhammeeyo afarta sare (Top4) isla markaana uu gaadho meel fiican Champions League ah ama ku guuleysto FA Cup, waxay si weyn u xaqiijin doontaa sii joogitaankiisa.

Si kastaba, Liverpool waxay diyaarsadeen liis gaaban oo tababarayaal ah oo beddel u noqon kara haddii Arne Slot shaqada laga eryo.

22/12/2025

Cadowtinimada ay Tottenham noo qabtay maxay aheed ?

Steven Gerrard🗣 “Ma doonayo in Arne Slot shaqada laga eryo, Waxaan rajaynayaa inuu xalliyo dhibaatadan, xaaladdana bedde...
22/12/2025

Steven Gerrard🗣 “Ma doonayo in Arne Slot shaqada laga eryo, Waxaan rajaynayaa inuu xalliyo dhibaatadan, xaaladdana beddelo, Liverpool-na mar kale ka dhigo koox awood leh.”

“Afar ilaa shan bilood ka hor waxaan farxad darteed magaalada oo dhan ugu dabaaldegayay markii Liverpool ku guuleysatay horyaalka.”

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr Nuux posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share