Mohamed F Mohamed

Mohamed F Mohamed Mohamed F Mohamed is a somali entrepreneur who is currently living in United States 📞 +1 6124040922

13/05/2024

Sheeko gabar 2sano kahor dhimatey oo dib usoo noolaatey ……

13/05/2024

sababta uu dumarka u la coloobay jiheeye .

13/05/2024

Hadalkii ugu saameynta badnaa ee uu jeediyey
marxuumad Luul Cabdicasiis Aabaheed mudadii uu
cadaalada raadinayay.

Please like and share.

War Dag Dag : Sababta uu wali usii shaqeynayo Tiktok, Telegram iyo 1xbet ayaa ah in Hormuud ay diiday amarka dowladda Fe...
24/08/2023

War Dag Dag : Sababta uu wali usii shaqeynayo Tiktok, Telegram iyo 1xbet ayaa ah in Hormuud ay diiday amarka dowladda Federalka Somaliya.

Mohamed f Mohamed

Qaramada Midoobay ayaa cod u qaaday in hada wixii ka dambeeya aan Kitaabka Quraanka Kariimka lagu xadgubi karin, kadib d...
14/07/2023

Qaramada Midoobay ayaa cod u qaaday in hada wixii ka dambeeya aan Kitaabka Quraanka Kariimka lagu xadgubi karin, kadib dhacdadii ka dhacday dalka Sweden.

28 wadan ayaa (Yes) ugu codeeyay in kitaabka Quraanka Kariimka aan marna loo soo dhowaan karin.

Halka 12 wadan kasoo horjeesteen (No) go’aanka Qaramad midoobay. Waxeyn taageereen dhacdadii Sweden ee kitaabka lagu gubay. 7 wadan ayaa ka aamusay.

Somaliya ayaa kamid ah wadamada Yes ugu codeeyay in Kitaabka Alle aan marna loo soo dhowaan karin

Mohamed farah m

Walaalkeed La Dhashay ayaa Sidaan udilay kadib Markii ay Barta Tiktok soo Dhigtay Muuqaalo iyada oo Qaawan oo aan Asturn...
14/07/2023

Walaalkeed La Dhashay ayaa Sidaan udilay kadib Markii ay Barta Tiktok soo Dhigtay Muuqaalo iyada oo Qaawan oo aan Asturnayn , Walaalkeed oo aad uga Carooday ayaana sidaan ugalay Gabadhaan uu kunool Wadanka Jabuuti 🇩🇯

Maxamed Daauud 2008 ayuu mareynkan galay isagoo tahriib iyo silac ku tagay halkaas isla markaana muddo badan ka shaqeena...
03/04/2023

Maxamed Daauud 2008 ayuu mareynkan galay isagoo tahriib iyo silac ku tagay halkaas isla markaana muddo badan ka shaqeenayay dalka mareynkanka.

Kadib caruurtiisa oo somaliya joogeen ayuu soo watay, wuxuuna keenay dalka Itoobiya halkaas ayuu kasii waday wuxuuna geeyay dalka Mareynkanka balse nasiib darro gabadhiis oo dadka ku direen ayaa xabsi geeysay way dacweysay aabaheed waxaana lagu xukumay 8 sanno iyo 3-Bilood oo xabsi ah.

Aabe Maxamed intuu xabsiga kujiray dabaq sadax Biyaano ah ayuu iska soo tuuray isagoo maskaxdiisa aan joogin wuxuuna ka jabay lugaha iyo gacmaha waxaana u sabab u eheed murugadii iyo xanuunkii uu ka qaatay dadka uu sheegay in caruurtiisa ku direen

Aisha iyadoo 12 sanno jir ah ayaa maxkamad la keenay Aabaheed ayay ku marqaati furtay sidaas ayaana Aabaheed xabsi lagu xukumay iyadiina habaarkii Aabaheed ayay la dhimatay kadib markii isdishay isla markaana Baabuur isku dhigtay iyadoo dalka Sweden joogta.

Xigasho: Cumar Baashane

Address

Eastleigh
Eastleigh
00610

Telephone

+254722875662

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed F Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed F Mohamed:

Share