Somalia Famous

Somalia Famous Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somalia Famous, Eastleigh.

Halkaan ugu imoow warar lahubo iyo warbixino ku xiiso galiyo Fikirkaaka xor ayaa utahay:

"Xayeeysiin hadaa u bahantahy igala soo xariir WhatsApp +252615591392

Khaalid Mohamed

"Waa 38jir xijaabki alle waajibka uga dhigay tuurtay qoorta qaawan tahay waxeey hablaha yaryar ee soo koraayo kula talin...
09/07/2026

"Waa 38jir xijaabki alle waajibka uga dhigay tuurtay qoorta qaawan tahay waxeey hablaha yaryar ee soo koraayo kula talineysaa ineysan guursanina ee iska tumtaan tumashada iyo macsida ayeey uga dhigtay wax fiican ayado allihii aburay ku caasisay tuurtay neh xijaabkii alle waajibka uga dhigay.

"Talo ma bixiyaa qof ilaheey wuxuu wajib uga dhigay dayacay.?

"Khaalid Mohamed.

"Dayax: "Ronaldo waxaan ku jeclaaday waxaa kamid ah waa nin aad u labisto aadneh u qurux badan markuu labisto stylish ah...
08/07/2026

"Dayax: "Ronaldo waxaan ku jeclaaday waxaa kamid ah waa nin aad u labisto aadneh u qurux badan markuu labisto stylish ah sidoo kale waa nin dhalinyaro ah oo aad u aqli badan ganacsada ah lacag farabadan heesto waxyaalo badan neh isku darsaday sida labis qurux iyo lacag Ronaldo.

"Hobolka caanka ah ee reer Muqdisho Dayax Dalnuurshe ayaa dhahay sidaas asigoo sheegay sababta uu u tageero Cristiano Ronaldo.

"Maxay kula tahay adiga.?

"Khaalid Mohamed.

"Gabadhaan ayaa tinta iska jartay kadib markii caawa C.ronaldo koobka aduunka laga soo reebay ayadoo oyneyso ayeey live ...
06/07/2026

"Gabadhaan ayaa tinta iska jartay kadib markii caawa C.ronaldo koobka aduunka laga soo reebay ayadoo oyneyso ayeey live Tiktok soo gashay waxey ku celcelisay ineey fiifa isku qarxi doonto ayadoo eeda u jeedisay in fiifa sabab u eheed inuu haro Ronaldo.

"Muqaalka qeebta faalada soo dhigay ka daawo👇

"Teegaraha daacada eh waa sidaan ma sameen laheed adiga sida gabadhaan sameeysay.?

"Khaalid Mohamed.

"Nagaha feminist iyo hablaha wanagsan farqiga u dhaxeeyo waa tan. "Hadaa aragto naag leh raga ayaan simanahay culumada d...
06/07/2026

"Nagaha feminist iyo hablaha wanagsan farqiga u dhaxeeyo waa tan.

"Hadaa aragto naag leh raga ayaan simanahay culumada diinta islaamka been ayeey ka shegeen somaaliya dumarka waa lagu dulmiyaa xur nimaa u baahan nahay IWM waa nucaan oo kale wajiga ka nacalad uga dhacday.

"Khaalid Mohamed.

"Xaaskeygu Godey bey iidegantahay $50 Dollar uunbaan ku guursaday laakiin Puntland Guurku waa qaali laba Bilood baan joo...
02/07/2026

"Xaaskeygu Godey bey iidegantahay $50 Dollar uunbaan ku guursaday laakiin Puntland Guurku waa qaali laba Bilood baan joogaa hal aroos xitaa ma arag. Dhankaas iyo Deegaanka Guurku waa raqiis, Gabadha Xamaanteeda (Alaabteeda) Galbiskeeda wuxuba waa $50 Dollar uun..

"Wiilkan oo Deegaanka Soomaalida kasoo jeeda Garoowe na kusugan ayaa dhahay sidaan.

"Maxay kula tahay adiga.?

:Khaalid Mohamed:

"Kufsi Dadka diinta ku yar tahay ayaa dhaho gabadh yar ayaa kufsi loo geestay markeey arkaan gabadh xalaal lagu guursada...
30/06/2026

"Kufsi Dadka diinta ku yar tahay ayaa dhaho gabadh yar ayaa kufsi loo geestay markeey arkaan gabadh xalaal lagu guursaday ayagoo kasoo hor jeedo guurka xalaasha ah balse waxeey rabaan sidii dhaqanka reer galbeedk oo ah hadii gabadha 5jir ilaa 18 jir u dhaxeeyzo waalala seexan karaa laakin lama guursan karo ilaa 18jir ka gaadho.

"Dhaqankaas foosha xun inaa ku dhaqano iyo inaan hablaheena xalaal ku guurino hadeey qaan gaaraan yaa no fiican.

Maxay kula tahay adiga.?

"Khaalid Mohamed.

28/06/2026

"Ninka ma guursan karaa Gabadh uu ka sineystay hooyadeed.?

"Magaalada Hargeysa xafada Jigjiga yar waxaa laga soo qabtay ninkaan oo in mudo ah iska dhigi jiray naag waxaa la sheega...
27/06/2026

"Magaalada Hargeysa xafada Jigjiga yar waxaa laga soo qabtay ninkaan oo in mudo ah iska dhigi jiray naag waxaa la sheegay in nin in mudo ah la hasaawaayay (shukaan saayay) uu ka shakiyay waxa uu la hadlo ineeysan gabadh eheen arinta ayuu la wadaagay saxibadiis ugu danbeenti wala soo qabtay waana la soo ban dhigay asigoo dharka dumarka iska saraayo.

"Qeebta faalada soo dhigay ka daawo👇

"Khaalid Mohamed.

"Wadanka Faransiiska ayaa lagu dilay gabadh Somali ah oo nin ajaanib ah uu qabay. "idil Jabuuti ayaa ninkeedii oo Farans...
26/06/2026

"Wadanka Faransiiska ayaa lagu dilay gabadh Somali ah oo nin ajaanib ah uu qabay.

"idil Jabuuti ayaa ninkeedii oo Faransiis ah madaxa darbiga ugu qaraacay waxayna u dhimatay dhiig bax.

"Sidoo kale sabtidii la soo dhaafay ayaa nin ajaanib ah isna ku dilay gabadh Soomaaliyeed magaalada Toronto 🇨🇦.

"Waxa kaloo jirta gabadh kale oo sadexaad iyana nin ajnabi ah uu ku dilay wadanka uk 🇬🇧 isbuucii h**e. Iyo mid kale ayadane lagu dilay Americ🇺🇸.

"Dilka raga ajaanibta ay u geesanayan gabdhaha somalida ayaa soo batay waayahan dambe. Waa gabadhii 5aad oo somali ah mudo 10 maalin gudaheeda lagu dilay qurbaha.

"Aaween Dumarkii banaan bixi jiray hadii nin somaali ah gabadh qalad yar ka galo mise Gaalada dumarka somalida hadey dilaan waa caadi.

"Khaalid Mohamed.

"Dalka Canada waxaa lagu dilay gabadhaan oo somaali eheed laguna magacaabi jiray iiman oo 31 jir eheed sida warbaahinta ...
24/06/2026

"Dalka Canada waxaa lagu dilay gabadhaan oo somaali eheed laguna magacaabi jiray iiman oo 31 jir eheed sida warbaahinta dalka Kanada sheegtay iiman ninka dilay waa madoow kanadiyaan eh iiman iyo ninka qol ayeey isla daganayeen saxibo neh weey ahayeen sida ay shegeen booliska Canada.

"Aaween Dumarkii banaan bixi jiray hadii nin somaali ah gabadh qalad yar ka galo maanta camal waa dhuuntaan miyaa mise Gaalada dumarka somalida hadey dilaan waa caadi.

"Khaalid Mohamed.

Address

Eastleigh
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Famous posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share