Beeylah gaad

Beeylah gaad Halkaan Kala Soco Qisooyin Diini Ah. Soo Dhawoow Page-ka Follow Dheh Walaal🧡🙏

12/09/2026

Culimada Hala maqlo diinta halagu dhaqmo aduun aakhiraa kadanbaysa qabiil waxba kuutari maayo.

09/09/2026

"Abtiyaalow ha idilina xaalad caafimaad ayaan reerkayga ugu socdaa "...

Kahor inta aan loo dilin aano Qabiil ayaa laga duubay muuqaalkan Axmed Shire Xuseen allah ha u naxariisto oo ka tirsanaa ciidanka xoogga.

Axmed wuxuu Fasax u soo qaatay si uu qoyskiisa oo degan Hiiraan waqti ula qaato, lakin dabley hubeysan ayaa jidka u galay oo dilay.

08/09/2026

Tollow ninkaas maxa heley ? Ciyaar dhaqameed wali lagu arkin Somalida kale.

Maanta oo kale — 7-da September 1992Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay xasuuq wadareed loo geystay 90 odayaal ah , kuwaa...
07/09/2026

Maanta oo kale — 7-da September 1992
Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay xasuuq wadareed loo geystay 90 odayaal ah , kuwaas oo ay ku jireen odayaal dhaqameed iyo ganacsato xitaa uu ku jiray dhakhtarkii weynaa hospitalka Kismaayo joogay Dr Sugulle ,, oo habeen madoow guryahoodii lagala baxay oo la wada Xushay

Xasuuqaasi, sida lagu xuso qoraalada iyo xusuusta taariikhiga ah, waxaa fulisay SPM ee ina cumar jees oo kaashaneysay USC.

Dhacdooyinka taariikhdu ha ahaadaan kuwo qaraar ama macaan, hadana markii laga eego dhanka taariikhyahanada, waxaa waajib ah in la xuso oo la diiwaangeliyo gaar ahaan maalmaha madoow ee soo maray bulshada.

🕯️ 7 September 1992 Maalin ka mid ah maalmaha madoow ee taariikhda Kismaayo.

Taariikhda lama qarin karo; waa in la xusaa, la diiwaangeliyo lagana barto casharo ..

05/09/2026

Maasha Allaah, Sh shible oo runta u sheegay dadka boobayo dhulka muslimiinta ee dhahayo Obasiib.

Arrin muujinaysa Soomaalida haddii Awood gacanta ugasho in aysan isu naxariisanayn.Hargeysa - 1988.Laascaanood 2023.Dool...
04/09/2026

Arrin muujinaysa Soomaalida haddii Awood gacanta ugasho in aysan isu naxariisanayn.

Hargeysa - 1988.
Laascaanood 2023.
Doolow 2026.

Qof bartay culuumta sharciga ee ku dabaal degaya Calanka saliibiga ee yahuuda!Somalia ku xumeey ayeey isleedahay lakin n...
03/09/2026

Qof bartay culuumta sharciga ee ku dabaal degaya Calanka saliibiga ee yahuuda!

Somalia ku xumeey ayeey isleedahay lakin nafteeda ayeey jaxiimo ku xumeynee😆

Nairobi waa yaab. Hadda waxaa magaalada kusoo batay tuugo dumarka timaha ka dhaca, kadibna la carara.Tuugadan ayaa raads...
03/09/2026

Nairobi waa yaab. Hadda waxaa magaalada kusoo batay tuugo dumarka timaha ka dhaca, kadibna la carara.

Tuugadan ayaa raadsada dumarka xiran timaha loo yaqaano bulko, siiba kuwa qaaliga ah.

Timahan marka ay dhacaan, waxay ka sii iibiyaan saloonada ama goobaha dumarka lagu qurxiyo.

Dumar badan oo magaalada ku dhex xaragoonayay ayaa timaha laga dhacay, waxayna ku qasbanaadeen inay iyagoo timo la’aan ah galabadaan.

Booliska ayaa bilaabay hawlgal lagu soo qabanayo tuugadan.

   "Askriga ayaa ku dhawaaqay ineysan jirin hal guuto oo dagaalami karta oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka somaliya Ask...
02/09/2026

"Askriga ayaa ku dhawaaqay ineysan jirin hal guuto oo dagaalami karta oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka somaliya Askariga ayaa sheegay in Guutadii ay ka cararaan 10 nin AS markii ay xabada bilaabayo.

Asakrigaa ayaa sheegay in sababta ciidanka u cararaan ay tahay askriga markii dhaawacmo ma helo daryeelkii uu ubaahnaa waana sababta furimaha ugu soo baxsadaan .

Askrigaan ayaa si toos ah ugu gafa madaxda ciidanka madaxweynaha saraakiisha .

Ninkaa ayaa la sheegay iney joogo guriga Sheikh shariif lana soo qaban karin Sheikh gabaad uyahay.

Sidee uaragtaa?

Maku saxan yahay mze waku khaldanyahy adigu👇 comment

"Naagaha somalida nin cadaan ah ame naag cad hadeey arkaan ineey islaam yihiin xitaa weey iloowaan Meelkasto ee jogaan h...
01/09/2026

"Naagaha somalida nin cadaan ah ame naag cad hadeey arkaan ineey islaam yihiin xitaa weey iloowaan Meelkasto ee jogaan hablaha soomaaliyeed waa isku dhaqan sababtoo ah muqdisho waan aragnay habeen h**e waxii ka dhacay.

"Maamulka Puntland waxaa ka dhacday arin yaab badan nin cadaan American eh ayaa 7 hablood oo reer Puntland ah ilmo ka dhalay.

"Sidoo kale Magaalada Hargeysa waxaa ka dhacday in nin YouTuber ah oo u dhashay dalka Pakistan wadada dhexdeeda ku shumiyay laba hablood oo reer Hargeysa ah ayago ninka isku dhaj-dhajinaayo sidoo kale markale waxaa ka dhacday isla Hargeysa nin wadamada yurub u dhashay oo dalxiise ah in gabadh reer Hargeysa ah ku dhag-dhagto kana barido tuugto inuu numberkiisa u qoro.

"Madaama ee soo laab laabteen arimaha nucaan eh maxaa keenay hablaha somaliyeed ma ilbaxnimo iyo reer magaalnimo ee u arkaan.

Address


70100

Telephone

+254799269843

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beeylah gaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share