10/05/2026
Madaxweyne Hassan Sheikh oo sheegay in dowladdu ay xaq u aragto muwaadiniinta inay mudaharaadaan isla markaana ay dowladda sugayso ammaankooda.
“Dadku waa xor inay banaanbax sameeyaan, ra’yigooda cabbiraan, cidda ay rabaan doortaan,” ayuu yiri.