OGAAL MEDIA

OGAAL MEDIA Walal kusodhawow [ogaal media]wax badan ka faidi dontaa.

Goal liverbool ❤️
25/02/2024

Goal liverbool ❤️

Ninkii sameeyay qalabka lagu socdo ee jimicsiga loogu tala galay wuxuu ku dhintay 54sano-Ninkii ugu qatarsanaa ciyaaraha...
17/12/2022

Ninkii sameeyay qalabka lagu socdo ee jimicsiga loogu tala galay wuxuu ku dhintay 54sano-

Ninkii ugu qatarsanaa ciyaaraha bood boodka wuxuu ku dhintay 57sano asagoo jira-

Ninkii ugu laacibsanaa adduunka Maradona wuxuu ku dhintay 60sano-

James fuller fixx oo ahaa ninkii dadka ku dhiira galin jiray mareykan jimicsiga wuxuu ku dhintay 52sano wuxuuna u dhintay wadno xanuun.

Dhanka kale:

Ninka shukulaatada Notella sameeyay wuxuu ku dhintay 88sano asagoo jira-

Ninkii sigaarka sameeyay ee Winston wuxuu ku dhintay asagoo jira 102 sano-

Ninka sameeyay O***m oo ah nooc Xashiishka ka tirsan wuxuu ku dhintay 116sano waxaana dilay dhul gariir-

Bakaylaha waa xaywaan bood bood badan hadana labo sano ka badan ma noolaanyao-

Halka diinku uu tartiib isaga socdo hadana wuxuu nolaadaa 400 oo sano-

Sidaa darteed wax cun oo cab iska bashaal calool wayn iska yeelo sida naag uur leh oo kale 😆🙈.

Maxaa guusha kaa hortagan wll📉
12/12/2022

Maxaa guusha kaa hortagan wll📉

Address


Telephone

+254721788644

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OGAAL MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OGAAL MEDIA:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share