Hantire Media

Hantire Media Hantire Media is a dynamic broadcasting platform dedicated to delivering the latest news,events and cultural insights around the globe.

iyadoo ay socoto wax u eg   ama si kale hadaan udhahno  "  ayaaa sidookle kooxdii   ayagana warsaxaafadeed kasoo saari r...
09/06/2026

iyadoo ay socoto wax u eg ama si kale hadaan udhahno " ayaaa sidookle kooxdii ayagana warsaxaafadeed kasoo saari rabo xlda jirta. kgs ayaa iska maamulanayo kooxda xasan sheikh iyo dullaallo DM udhashay oo lagu shaqaysto👈

Hantire Media

Warkaan ayay soo saareen beesha eelay
09/06/2026

Warkaan ayay soo saareen beesha eelay

  lee nala rabteen in adduunka nagu maadaystaan👈siyaasiyìinta soomalida xal aan hoobiye ahayn ma yaqaanaan👈
04/06/2026

lee nala rabteen in adduunka nagu maadaystaan👈siyaasiyìinta soomalida xal aan hoobiye ahayn ma yaqaanaan👈

  ka wayn baa soo socoto hadaan Tuugada xasan laiska qaban👈
14/05/2026

ka wayn baa soo socoto hadaan Tuugada xasan laiska qaban👈

   Doorasho ma ahane guriga hooyadiina kula laabta markii 5 maalin dib loodhigaayay waxaa la rabay qaabka loo boobayo ku...
14/05/2026

Doorasho ma ahane guriga hooyadiina kula laabta markii 5 maalin dib loodhigaayay waxaa la rabay qaabka loo boobayo kuraasta in laga heshiiyo. Kgs tuugadaan masii joogayso waa laga xoraynaa InshaAllah 👈

Hantire Media

  mise   Sidaan xogta ku helnay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa u gudbiyey guddiga doorashooyinka in...
29/04/2026

mise

Sidaan xogta ku helnay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa u gudbiyey guddiga doorashooyinka in jadwal cusub loo sameeyo doorashooyinka dowlad gobaleedyada ilaa tan Federaalka.

Waxaana jadwalka laga dhigay.

1- Doorashada Koonfur Galbeed, 10-ka May waxaa la qabanayaa Golaha Wakiilada iyo deegaanka K/Galbeed.

2- 25 May Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa la dooranayaa “iyadoo tartan la’aan Aaden Madoobe lasoo saarayo”.

Galmudug/HIRSHABEELLE!.

1- 31-May xildhibaanada 2 dowlad gobaleed ayaa la dooranayaa ilaa golaha Deegaanka.

2- 17-ka June ayaa madaxweynaha Hirshabelle la dooranayaa, halka 25-ka June la dooranayo MW Galmudug.

3- 5ta July, Gobalada Gedo iyo Sool ayaa laga qabanayaa doorashooyinka degmooyinka, iyadoo Kiiska Gedo xaalad xasaasi ah ka taagan tahay.

Doorashada Federaalka!

Bilowga August ilaa November ayaa la dooranayaa xildhibaanada baarlamaanka 12-aad iyo Senatorada ayaa hanaan doorasho Toos ah lagu dooranayaa, halka 22 December 2026 Madaxweynaha Federaalka loo codeynayo.

27/04/2026

ansax asagoo madaxweyne noqonin buu Laftagareen 2 noqday
Waa dulli kgs waxba kusoo kordhin doonin hadii kooxda HSH ee wakhtiga ka dhamaaday ay dulsaar kgs kaga dhigaan midkaan bilaa damiir ka ah

Hantire Media

  aadan ansax ahaa asagoo madaxweyne noqonin buu bilaabay inu dadka udiido garoonka . mxu Laftagareen ku maagayay waa mi...
27/04/2026

aadan ansax ahaa asagoo madaxweyne noqonin buu bilaabay inu dadka udiido garoonka . mxu Laftagareen ku maagayay
waa mid daciif ah tartan Rabin wuxu rabaa sidiisii in ladhoho ansax weeye iyo gacan taag madaxweyne looga dhigo✍️

mxay faaiideen? aan dhimasho ka ahayn dabadhilif walba sidaan ayaa u dambayso xanjo cml waa laiska tufaaa inta laga dham...
26/04/2026

mxay faaiideen? aan dhimasho ka ahayn
dabadhilif walba sidaan ayaa u dambayso
xanjo cml waa laiska tufaaa inta laga dhamaysto .
ureeb beesha eelay oo wajigabax kala kulantay unacamlaynta horjooge gurguurte iyo mooriyaantiisa👈
Hantire Media

  sidaan u fuleysan hubkaan na wata bisinka  AS ugeeya dheh faaida kale mahaysaane bisinka
22/04/2026

sidaan u fuleysan hubkaan na wata bisinka AS ugeeya dheh faaida kale mahaysaane bisinka

Address

Garissa
70103

Telephone

+252683437725

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hantire Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hantire Media:

Share