Macruuf media

  • Home
  • Macruuf media

Macruuf media WARARKA , SHEKOYINKA IYO ARIMAHA BULSHADA WAXAD NAGA HELEYSAA WARAR DHEELI TIRAN IYO CIYARTA TABIN WANAGSAN LEH

12/03/2026

29/10/2025
29/10/2025

Jabra oo ka hadley bahdilka loo heystey caanka

28/10/2025

I got over 50 reactions on my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

27/10/2025

MUUSKA SOMALIA KABAXA

25/10/2025

SINGLENIMADA MARKEEY MEL FUG KULA GARTO WA SIDAN OO KALE

24/10/2025

N̈olosh wa waxyar marka kafaideyso inta yar oo ad haysato

XOG XASAASI AH : - Waxaa khadka taleefanka kuwada xiriiray Xasan Sheekh iyo Cirro waxayna kawada hadleen doorashada dalk...
23/10/2025

XOG XASAASI AH : - Waxaa khadka taleefanka kuwada xiriiray Xasan Sheekh iyo Cirro waxayna kawada hadleen doorashada dalka Sanadka soo socda iyadoo uu Xasan waydiistay SL Codadka Beelaha Direed inay siiyaan siday awalba horay u siin jireen laakiin Cirro wuxuu Shuruud uga dhigay 2- qodob oo kala ah inuu maxaabiista WBS haysato si bilaa Shuruud ah kaga sii daayo iyo inuu ka noqdo aqoonsigiisi WBS uuna kala Shaqeeyo sidii loo kala furfuri lahaa Sool iyo Sanaag loona dumin lahaa WBS .

Dhinaca kale Deni iyo Waxaa wada hadlay Cirro waxayna isku afgarteen inuu Deni kala shaqeeyo Xukuumada Cirro sidii loo kala furfuri lahaa WBS loona dumin lahaa waa hadii uu rabo codadka Direed in la siiyo 2026.

Dhinaca kale Waxay Beelaha Direed isku raaceen inay Puntland iyo DFS koodii ku guulaysta burburinta WBS ay codkooda oo kaamil ah siin doonaan labadooda Musharax Deni daldhis iyo Xasan Dal xoreeye koodii ku guulaysta .
FG- Qorigu wuxuu Xalin waayay Maskaxda iyo maalku way xalin karaan hadii loo adeegsado .

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macruuf media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Macruuf media:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share