Bilan Media

Bilan Media Welcome to Bilan Media - Your home for real stories, trending updates, and inspiring vedios from around the region and beyond.

We tell stories that inform, entertain, & connect people. follow us for daily highlights, breaking news, & moments that matter.

30/08/2026

Nabii amaan Laga jeediyay xuuskii Mowlidka

22/08/2026

Gavanaha Wajeer Ahmed Abdullahi JIIR oo ka hadley siyaasada Somalida

21/08/2026

Mamulah iskulka wajir high Siido kale uu tartami haya xilka senetarnimo ee ismamulka wajeer Adan kassim Aya baq xoggan uu diray siyasinta Gobolka waqooyi bari oo adeegsanayo hadalo dhalini Kara in ay isku ducaan shacabka

15/08/2026

Shacabka Qaranri oo ka cabanaya koronto la’aan muddo dheer ka jirtay xaafadda

11/08/2026

Wajir county governtorial aspirant Hon Ahmed kholosh Mahamed officially launched his campaign yesterday at makaror primary ground.

07/08/2026

Adeegyada Kelyaha oo La Xoojiyay, Laba Qalab oo Cusub oo Dialysis ah oo La Rakibay

27/07/2026

Culumada magalada wajeer Aya manta kulan qotodheer oo loga hadlay arimah tahribka dhalinyarada somaliyeed oo wayadani Soo batay garhaan ismamulka wajeer. Tahribka aya Soo afjaray nolosha dhalinyarada fara badan taaso waliidin badan welwel ku aburtay.

Culumodinka Aya waliidinta ugu baqay in ay la socdan dagdagaq caruurtooda.

Dhankakale culumada Aya lamah amniga magalada wajeer ka dhalilay in ay ka gabiyeen xilka loo igmaday. Waxayna codsadeen in la xiro dhalinyarada meel munasabka eehen fadisto xiliyada habenkii.

Wajir North member of Parliament Hon Ibrahim Abdi saney constructed two classrooms for Karagola primary school in Karago...
22/07/2026

Wajir North member of Parliament Hon Ibrahim Abdi saney constructed two classrooms for Karagola primary school in Karagola village, wajir North constituency through NG_CDF.

15/07/2026

Shacabka Wajeer oo soo dhaweeyay go'aanka Gavanaha Wajeeer Ahmed Abdullahi Jiir ee taageerada dadka naafada ah

04/07/2026

Baitulmaal oo Wajeer Ka Dhagax Dhigtay Mid Ka Mid ah Isbitaallada Heerka 4-aad ee Ugu Waaweyn Gobolka

Address

Po Box/70200
Garissa
428

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share