Hurre

Hurre Heelo iyo hogatusaleyn. Farta ha isku fiiqin walaal.
(1)

26/06/2025

Hambalyo 26th June …

Xoolo-dhaqato Vs Xoolo-raacato 1. Xoolo-dhaqato (semi-settled pastoralists):Tilmaamo:Dadkani meel go’an ayey deggan yihi...
30/05/2025

Xoolo-dhaqato Vs Xoolo-raacato

1. Xoolo-dhaqato (semi-settled pastoralists):

Tilmaamo:

Dadkani meel go’an ayey deggan yihiin (tuulo ama xero).

Waxay sameystaan ceelal biyo, dhismooyin, xerooyin xoolaha lagu hayo, iyo dhul daaqsinka u dhow.

Xoolaha waxay ku dhaqdaan meel ku dhow hoygooda, mana socdaan masaafo dheer. Calafka (raashinka xoolaha) way keydsadaan

Carruurtoodu waxbarasho ayay helaan sababtoo ah waa dad degaan ah.

2. Xoolo-raacato (nomadic pastoralists):

Tilmaamo:

Dadkani meel go’an ma deggana; waxay hadba u guuraan meesha leh daaq iyo biyo.

Waa dad si joogto ah u guur guura xilliyada roobka iyo abaaraha.

Wey ku yar tahay helitaanka adeegyada bulshada sida waxbarasho, caafimaad iwm.

Labada qodob kore markii aa aqrisay, anaga ka Soomaali ahaan ma waxeynu nahay xoolo raacato mise xoolo dhaqato ?

Xigasho Abdifitah diriye

Innaa lillahi wa innaa ileyhi raajicuun!Waxaan katacsiyeynayaa allaha unaxariistee geerida kutimid maama fahan abdi liib...
18/05/2025

Innaa lillahi wa innaa ileyhi raajicuun!

Waxaan katacsiyeynayaa allaha unaxariistee geerida kutimid maama fahan abdi liibaan oo kugeeriyootay deg-mandhera!.

Waxaan si gaar ah ugu tacsiyaynayaa qoyski ay kabaxday, qarabada iyo guud ahaan shacabka ree b/xaawo.

SIYAASAD XUMADA IYO FIKIR LA’ANTA HEYSATA SHACABKA GEDO.Bimillah raxmaani raxiim.Dhuhur wanaagsan.15 kii sana ee oogu da...
17/05/2025

SIYAASAD XUMADA IYO FIKIR LA’ANTA HEYSATA SHACABKA GEDO.

Bimillah raxmaani raxiim.

Dhuhur wanaagsan.
15 kii sana ee oogu dambeysay shacabka gedo wuxuu la kulmay hagardaamooyin aad u badan.

1. Shabaab iyo khawaarij ayaa wada walba isbaaro dhigatay. Reer miyi k**a nabad galin oo mid ey xoog u sheegtaan iyo takfiiriyaan oo ciyaalka kawataan ayey kadhigeen, beeraleyda tabcasho uma ogalo, hormar iyo warshado in la sameeyo warkeed iska daa, wadooyiinka iyo buundooyin in la dhiso dagaal ayey ka xigaan, miyi iyo magaalana isbaaro ayaa utaalo baad canshuur ( madax furasho) ayey kaqaadaan, haldoorki shacabkana mid dhuma iyo mid dhaan raaca ayey ka dhigeen ( aaway gadoomiye barkuus, aaway suldaan idiris, …)

2. Dowlada federaalka waxey u isticmaasha si turub ay digaal ku gasho.
Xasan sheeq waaki boqolaalka wiil ku dilay intuu dabaabadka kenya ka horgeeyey oogu dambeyna axmad madoobey kaarka ooga iibsaday.
Farmaajo wa kii boqolaalka wiil balad xaawo ku laayey.
Xasan sheeqa hada waakan colaada hurinaayo siduu doorasho iyo kursi noogu fuuli lahaa falankeeda kujira.

3. Jubaland iyo axmad madoobe wuxuu u arkaa mashruuc beecshiro oo malaayiin doolar ku lunsado sanakiiba. Waxaa igu maqaal ah in sanadkii dhawar boqol oo malyan uu kafaaido, haduu xasrad ka abuurin uu kabaqaayo isla xisaabtan iyo gadood sidaa awageed uu mar walba shaati cusub usoo gashadaa oo daba dhilif noolasha kadhacay soo diraa (divide and rule)

4. Dawladaha dariska ah.
-kenya waxey u aragtaa argagiso ka daran shabaab arima qabiil iyo ganacsi owgood
-Ethiopia aarsi ayaa ka jo’an iyo iney mustaqbalka la wareegto gobolka.

5. Siyaasiyiinta ree gado.
Fedaraalka hal ruux oo qiima leh ooguma jidho. Waxey u badanhiin kuwa Nairobi noolasha ooga dhacay iyo kuwa farta loogu yeedho. Qof caqli leh oo hormar kifikiraayo kuma jidho, badankood waan aqaana.

6.shacabka.
Shacabka waa la kala irdeeyey, isma arki karaan cadawgooda ma arkaan.
Maskaxda ayaa laga qabsaday ninki talaabo isku dayo shabaab ayaa dilaayo. Ninki fikrad la imaada walaalkiis ayaa laga adeejiya.
Isku socod dagmooyinka dhaxdooda wuu banadanyahay, meelna shabaab ayey isbaaro utaala meelna Ethiopian iyo mooryaan ayey u taala.

GUNAANUD.
Chacabka GEDO cidna uma maqno ceelna Una qodno.
Hadeysan isku tashan mar aan dheereyn wey dhaxal wareegaayaan.

Nala wadaag dhibaato siyaasadeed ood goob joog u aheyd??

Wa bilaahi tawfiiq.

Soomalida cidna uma maqna ceelna uma qodna.Dhaxdooda isma aaminsana shisheeya wax uqabtana maleh.Waxaan xasuustay gabeyg...
16/05/2025

Soomalida cidna uma maqna ceelna uma qodna.
Dhaxdooda isma aaminsana shisheeya wax uqabtana maleh.
Waxaan xasuustay gabeygi:

Garbaduub hadi loxiroo gaarna ka ahaato
Gacantii nin lihi goynaya waa gomodantaaye
nin walalkii geed ugu jiraa geesi nogon waye.

31/12/2024
14/12/2024

This is How is discovered that H.pylori is the culprit in stomach ulcers

Address

Langata
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hurre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hurre:

Share