Minbar Media

Minbar Media Home of reliable News Source Home of Reliable Source

22/02/2025

Macawiisleey Gungs
FL Studio

30/07/2024

๐๐ซ๐จ๐Ÿ. ๐ƒ๐‘. ๐€๐—๐Œ๐„๐ƒ-๐๐€๐€๐’๐‡๐ˆ (๐€๐๐”-๐’๐‡๐€๐€๐…๐ˆ)

JUBBA HOSPITAL BALAD XAAWO Waxaa DIYAAR KUGU AH ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—ณ. ๐——๐—ฟ. ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ-๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ [๐—”๐—ฏ๐˜‚-๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ] (MBBS, MCPS, FCPS, MRCS-UK) Oo ah Dhakhtar Wax Ku Qala Qalab Casri ah, Kana Hawlgala Isbitaalka Shaafi Ee Muqdisho. Wuxuu Si Joogto ah u Fulin Doonaa Qaliimada Noocyadooda Kala Duwan sida: ๐‘ผ๐’–๐’“ ๐‘ฒ๐’– ๐‘ฑ๐’Š๐’“๐’•๐’‚, ๐‘ฟ๐’‚๐’Ž๐’†๐’†๐’•๐’Š๐’…๐’‚, ๐‘ธ๐’‚๐’ƒ๐’”๐’Š๐’๐’Œ๐’‚, ๐‘ฌ๐’†๐’“๐’๐’‚๐’…๐’‚, ๐‘ฉ๐’‚๐’˜๐’‚๐’‚๐’”๐’Š๐’Š๐’“๐’•๐’‚, ๐‘ฉ๐’–๐’“๐’๐’๐’š๐’Š๐’๐’Œ๐’‚, ๐‘ฒ๐’‚๐’‚๐’…๐’Š๐’Ž๐’‚๐’“๐’†๐’†๐’๐’‚๐’…๐’‚, ๐‘ฉ๐’‚๐’“๐’๐’”๐’•๐’‚๐’‚๐’•๐’‚๐’…๐’‚, ๐‘ฐ๐‘พ๐‘ด.
Dhakhtarku Wuxuu Leeyahay Khibrad Sare Oo Qaliimada ah.

Fadlan Wixii Faahfaahin Ama Isdiiwaangalin ah lasoo Xiriir: +252618422288 ama +25265106688
+252615430261

Wixii su aal Ah oo aad qabto
Fadlan maamulaha kala xariir
0618422288

Lasoo Gaar Bukaanka inta Uu dhakhtarka Joogo

Home of reliable News Source

19/07/2024

Waxaa Magaalada Baleda Xaawo Gaar Ahaan Xaafada Bacaadleey Aaga Garoon Boore Laga Hirgaliyey Machad Lagu Lagu Barto Diinta islaamka Waxaa Magacaabo
ู…ุนู‡ุฏ ู†ุด ุงู„ุฏูŠู† ูˆุฅู‚ุงู…ุฉ ุงู„ุฏูŠู† ู„ุนู„ูˆู… ุงู„ุดุฑุนูŠู‡ ูˆุงู„ุนุฑุจูŠู‡ ูˆุนู„ูˆู… ุงู„ู‚ุฑุขู† ู…ุน ุชุญููŠุธู‡ูˆุชุตุญูŠุญู‡ ูˆุงู„ู‚ุฑุงุช ุงู„ุนุดุฑ ุฉ ูˆุงู„ู…ูˆุงุชุฑู‡,

Wuxuu ufuran yahay Dhamaan Bulshada Waxbarashada Jecel

Kala xirir wixii father faahin ah lambarkan +252615486706 sido Kale WhatsApp

Tr: 8/5/2024๐๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐ข๐ข๐ข ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐„๐ž ๐†๐ž๐๐จ(๐†๐ˆ๐”) GEDO INTERNATIONAL UNIVERSITY. Maanta oo Taariiqdu T...
08/05/2024

Tr: 8/5/2024
๐๐จ๐จ๐ช๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐ข๐ข๐ข ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐„๐ž ๐†๐ž๐๐จ(๐†๐ˆ๐”) GEDO INTERNATIONAL UNIVERSITY.

Maanta oo Taariiqdu Tahay 8/5/2024 waxaa Dugsiga ๐—ฆ๐—›๐—˜๐—œ๐—ž๐—› ๐— ๐—ข๐—›๐—”๐— ๐—จ๐—— ๐— . ๐—ก๐—ข๐—ข๐—ฅ(๐—˜๐˜… ๐—ช๐—”๐—•๐—˜๐—ฅ๐—œ) Booqasha noogu yimid ๐—๐—”๐— ๐—”๐—–๐—”๐——๐—” ๐—–๐—”๐—Ÿ๐—”๐— ๐—œ๐—š๐—” ๐—”๐—› ๐—˜๐—˜ ๐—š๐—˜๐——๐—ข(๐—š๐—œ๐—จ).

Booqashada Waxaa Hogaaminayay Ustaad oo ah Jamacada Ahna Madaxa .

Waxaa kale oo Booqashada qayb weyn ka ahaa Kulliyadaha kala duwan ee Jamacadda Sida ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š,๐’๐ก๐š๐ซ๐ž๐ž๐œ๐š๐๐š,๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š,๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข,๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š. Dhamaan Kulliyadahan ayaa Soo jeedin kooban iyo bandhigyo kala duwan ka sameeyay kulliyadaha eey matalayeen.

Waxaa kale oo sualo (3 sualood) la weydiiyay Dugsiga , iyo oo sidoo kale abaalmarin lagu gudoonsiiyay ardaydiii ka jawaabtay Sualahaas. โœ…

Ugu Danbeyn Wafdigiii jamacadda Ayaa Kulan Gooni ah oo lasii qorsheeyay la yeeshay Ee dugsiga Sare oo Imtixaanka 2023/2024 u fadhiisan doono Bilaha Nagu soo wajahan.

๐†๐”๐๐€๐€๐๐”๐ƒ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐†๐€๐๐€๐†๐€๐๐Ž:
Waxaan u mahadcelineynaa hadanu nahay Dugsiga Sheikh Mohamud M. Noor( Ex-Waberi) ๐—๐—”๐— ๐—”๐—–๐—”๐——๐—” ๐—–๐—”๐—Ÿ๐—”๐— ๐—œ๐—š๐—” ๐—”๐—› ๐—˜๐—˜ ๐—š๐—˜๐——๐—ข(๐—š๐—œ๐—จ) oo Dhiiragalin Qiima leh u sameeyay ardayda Xog fara badana ka siiyay sida Jamacaddu u shaqeyso iyo Fursadaha qarsoon ee Jamacaddu bixiso.

Waxaan U rajeyneynaa Dhamaan Umadda Soomaliyeed Qasatan Ardayda Reer Gedo inaay ka faideystaan Fursadan waxbarasho ee Gurigooda ugu timid.
*Dhamaad*
.................Wabillahi Towfiiq..............................

Ciid Mubaarak Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada Meel Kasta oo Dunida ka Joogtaan
10/04/2024

Ciid Mubaarak Dhamaan Ehelka iyo Qaraabada Meel Kasta oo Dunida ka Joogtaan

Munaasabad Abaalmarino lagu gudoonsiinayay aradaydii kaalmaha h**e ka galay tartanka qurโ€™aanka kariimka ah ee ay qabatay...
01/04/2024

Munaasabad Abaalmarino lagu gudoonsiinayay aradaydii kaalmaha h**e ka galay tartanka qurโ€™aanka kariimka ah ee ay qabatay muasasa qayriga ah ee Al-FURQAAN ayaa maanta lagu qabatay Masjidka Manaarada ee degmadan Baladxaawo.

Munaasabada oo ay ka soo qayb galeen Waalidiin macalimiin culumu aqoonyahano iyo marti kale ayaa waxaa abalmarino kala duwan la siiyay sadaxda Arday ee kaalmaha kowaad labaad iyo sadeexaad ka galay 5ta jus iyo tobonka jusba.

Gabagabadii ayaa qaar ka mid ah ka soo qayabgalayaasha munaasbada oo warbaahinta la hadalay waxaa ay boogaadiyeen tartanka iyagoona Bulshada qaybaheeda kala duwan ka codsaday taabagalinta tartanka ee sanadaha soo socda

01/04/2024

Waxaan Waaday Mid ku Ducaynaayo Allow Roob Aan Kala Joogsi Kahayn Nasii Maalika Ciida Dhar Aan Ku Ciidno Mahaysanee ,,

Shaqsigaas sheeko Smayn Ayuu Kala Jeeday
Balse Waxaa jiro Dad Aan Awoodin in Ay Ciid Siiyaan Caruurtooda ,,Kalana Kul Maayo Caruurta Facooda Ciidayaan oon Ogayn Duruufta Waalidkood Ay Ku Sugan yihiin,,

Marka aad Taqaano Dad Ree Tabareed Adna Aad Wax ku dhaanto Ama Qof Muxusin lawadaag Si Caruurta Loola Ciidsiiyo Umadaa faraxsan Si Maalinkaa Ula Farxaan ,,

Waa Naftaada Ka Qaad Naftaada Uqaad ,

30/03/2024

DEG DEG, Dowladda Puntland waxay kala noqotay aqoonsigii iyo kalsoonidi hay'addaha
Dowladda Federalka ah inta laga helayo hannaan dastuur dhamaystiran oo
Soomali heshiis kuwada tahay, Puntland-na Qeyb ka tahay

Lawadaag Saaxibadaa

DEG DEG, Puntland waxay u dhaqmaysaa sidii dawlad madax banaan, waxayna yeelanaysaa awoodaha dawlad gaar ah ilaa helayo ...
30/03/2024

DEG DEG, Puntland waxay u dhaqmaysaa sidii dawlad madax banaan, waxayna yeelanaysaa awoodaha dawlad gaar ah ilaa helayo Dastuur Soomaaliya, Xassan Sheekh waa MW h**e oo lumiyey sharciyadii lagu doortayโ€ Qaraarka Puntland ay gaartay

29/03/2024

Muasasada Al Furqaan Ee Hormarinta Waxbarashada Ayaa Dagmada Baled xaawo ka Daah furtay Tartanka Quraanka kariimka ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Tartankan oo socon doono mudo 2 maalin ah ayaa waxaa ka Qayb Qaadnaya 11 Dugsi Quraโ€™an oo laga soo kala xulay Xaafadaha kala Duwan ee Degmada Baladxaawo.

Munasabada Daahfurka ayaa waxaa ka soo
Qayb Galay Waalidiin,culumo,arday & Marti kale,,

Sii faafi like follow Saar

Muasasada Al Furqaan Ee  Hormarinta Waxbarashada Ayaa Dagmada Baled xaawo ka Daah furtay Tartanka Quraanka kariimka ee B...
28/03/2024

Muasasada Al Furqaan Ee Hormarinta Waxbarashada Ayaa Dagmada Baled xaawo ka Daah furtay Tartanka Quraanka kariimka ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Tartankan oo socon doono mudo 2 maalin ah ayaa waxaa ka Qayb Qaadnaya 11 Dugsi Quraโ€™an oo laga soo kala xulay Xaafadaha kala Duwan ee Degmada Baladxaawo.

Munasabada Daahfurka ayaa waxaa ka soo
Qayb Galay Waalidiin,culumo,arday & Marti kale,,

Sii faafi like follow Saar

23/02/2024

Address

Moi Road
Mandera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Minbar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share