14/10/2025
Asalaamu calaykum asxaabta qiimaha leh ee ku xiran boggeena Facebook-ga "Abdirizack Kacaan" 🤝❤️
Waxaan muddo kooban ka maqnaa wacyigelintii iyo muuqaalladii aan idin la wadaagi jiray sababo arimo jiray owgeed .
Laakiin hadda... waan soo laabannay!
Insha Allah, waxaan si rasmi ah u bilaabi doonaa muuqaallo xiiso leh, wacyigelin tayo leh iyo farriimo bulshada anfaca.
Mahadsanidiin dhammaan kuwa weli nala socdo – waad naga mudan tihiin. ❤️🙏