Abdirhmaan Somane

Abdirhmaan Somane Boggan Abdirhmaan Somane waxuu baahiyaa wararka markaasi taggan iyo warbixinada ka dhacaya Dhulka soamaalida,kenya iyo daafaha caalamkaba.

01/08/2026

Hon. ABUU, aspiring Governor of Mandera County, arrived at the venue in style, receiving a heroic and unforgettable welcome from hundreds of enthusiastic supporters from ADOLA Nation.

The energy, excitement, and overwhelming show of support reflected the growing momentum behind his 2027 gubernatorial bid.

Abdirhmaan Somane

30/07/2026

:-Taliye Shub oo hanjabaad u diray Hogaamiye Aadan Madoobe ayaa yiri "Aadanoow intaad Maamulka qabsatay hadaad hal Habeen Baydhabo Nabad ku seexato dambiga anaa leh,Diyaaradaha aad keentay oo kuu jooga ayaan lagu deyneyn ee dadka haa ku dhameyn"

30/07/2026

Degdeg: Ciidamo gacan ula tagay Wiil & Buuq ka dhashay mid ka mid ah seejooyinka Wakiilada urarada qaar ee Doorahsada Galmudug.

30/07/2026

Dowlada Waqooyi-Bari oo soo bandhigtay waraabe aad u tababaran oo kamida Ciidamada amaanka.

Runtii eeya tababaran horaan u aragnay lkn cilmigaan waa mid nagu cusub, maxaa kaga baxay?

29/07/2026

Dalka in Gole Kumeelgaar ah in loo sameeyo maxay ku timaaddaa? Maxaase keena in dalka dibaddiisa wadahadallo siyaasadeed loo raro? Xildhibaan CCW.

26/07/2026

Adan Ducaale waziirka cafimaadka kenya oo Jawaab Ka Bixiyay Eedaha loo Jeediyay: "Ma Bartilmaameedsan Bulsho Gaar ah"

25/07/2026

Degdeg: Xuutiyiinta Yeman oo ku dhawaaqay in ay beegsadeen xarumaha shirkadda Shidaalka ee Sacuudiga.

25/07/2026

Yung Filly Oo Markale Maxkamad Tagaya Isniinta – Maxaa Kusoo Kordhay Kiiska?

20/07/2026

Waa halista ay mararka qaar wajahaan caruurta Somaliyed ay waalidkooda dayacaan. Halkan waa magaalada Mombasa. Cunugan yar waxaa uu kasoo dhici gaaray dabaq dhowr biyaana ah. Somaliyay caruurtiina ka war haya.

20/07/2026

ninkaan waa mysiibo xasan hadii meesha laga tuuro dowllada kale ee imaato afahayaan ha ka dhigato ciwan tiktok oo live ka soo galo neh haloo furo.

Address

Moi
00100

Telephone

+252683759074

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirhmaan Somane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirhmaan Somane:

Shortcuts

Share