Hassan Ismail Mohamoud

Hassan Ismail Mohamoud Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hassan Ismail Mohamoud, Digital creator, Five Street, Mombasa.

Bilasha bisha barakaysane ramadan Acmaasheda kuwii kafaa'iideysta ee bash-bash iyo barwaaqo kudhamaysta,bisha bisheedana...
10/03/2024

Bilasha bisha barakaysane ramadan Acmaasheda kuwii kafaa'iideysta ee bash-bash iyo barwaaqo kudhamaysta,bisha bisheedana nabad, caafimaad, amni iyo xasilooni kaamila kugaadha dhamaanten allaha inaga dhigo🤲.

Ramadaan Kariim dhamaan ummada musliimiinta guud ahaan somalida,gaar ahaan reer bisha bisheeda caafimaad, caano iyo nabad insha allah.

walaaleyaal cafis iyo calool samaan

16/04/2023

Can you fall in love with sameone you have not meet but communicate everyday📲👫

Digital creator

LAKA BADI ORODSE MA AHAMadaxweynaha Dalka   Paul Kagame iyo Madaxweynaha Dalka   Ismail Omar geele ayaa labadoduba xilka...
15/04/2023

LAKA BADI ORODSE MA AHA

Madaxweynaha Dalka Paul Kagame iyo Madaxweynaha Dalka Ismail Omar geele ayaa labadoduba xilka hayey kudhowaad 25 sano.

MW Paul Kagame ayaa xukunka dalkiisa qabtay iyadoo burbur guud uu dalkiisu la daalaa dhacayo xasuuqii abid ugu xumaana uu dalkiisa kadhacay.

Halka MW Geelle uu talada dalkiisa la wareegay, isagoo nabad ah, Islamarkaana leh kheyraad dal ahaan kufilan, Hadaba isbar-bardhiga xaaladda labadan dal iyo waxqabadka labadan madaxweyne ayaa kutusaysa sida ay ukala badiyeen sababto ah sida sawirada hoose kucad waxaad yaqiinsan in labadan hogaamiye intan iyo intay talada labadan dal kala hayaan inuu midna dal iyo dad burburay dib usoo dhisay midna dal iyo dad dhisan uu dib u burburiyey.

Kooxda shacabka deegaanka matasha la aaminsiin maayo dad shacabaa galbeedka gobolka sitti biyo la'aan darteed ugu dhinte...
28/05/2022

Kooxda shacabka deegaanka matasha
la aaminsiin maayo dad shacabaa galbeedka gobolka sitti biyo la'aan darteed ugu dhintey😭,

illaahey ha Unaxariisto Siciid Buux oo biyo la'aan darteed maanta ugu dhintey galbeedka gobollka sitti gaar ahaan qabalaha dan-lahelay meel ujirta 30 KM.

Digital creator

Team b**b iyo baroor iyagoo Jawaano afka katolan oo lacaga habeen iyo maalin wajaale kusoo daabulayey kudhihi waxaa dhac...
23/05/2022

Team b**b iyo baroor iyagoo Jawaano afka katolan oo lacaga habeen iyo maalin wajaale kusoo daabulayey kudhihi waxaa dhacay sixir barar dhanka iskubedelka dollarka iyo birta.

Caqligooda bal isweydii ma sixir barar dollar baa dhacay mise qannimaysi bir barar baa dhacdey..?

Inaa lilaahu wa inaa ilaahi raajicuunWaxay tii xaqa ahayd kutimid Allaha u naxariistee Adeero Maxamed Xassan (Maxamed Ca...
21/05/2022

Inaa lilaahu wa inaa ilaahi raajicuun

Waxay tii xaqa ahayd kutimid Allaha u naxariistee Adeero Maxamed Xassan (Maxamed Cade) Oo Ku Geeriyooday Magalada Hargeelle waxaan Alle uga Baryayaa inuu Naxariistii jano kawaraabiyo Qabrigana U Waasiciyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaan Naxdinta Geeridan La Qaybsanayaa Reer Maxamed Cade Oo Uu Oogu Horeeyo Walalkay Cabdiraxmaan Maxamed Xasan (Abdi Reyes ) & Dhamaan Ehelada & Qaraabada Oo Dhan Waxaana Leehay Samir Iyo Iimaan Allaha iHa Inaga Wada Siiyo Dhamaanteen Wuu Naga Wada Baxay Aabe.

RUNTA SHEEG MAJECESHAHAY NABI MAXAMED😍 SCW Soo Qor SCW 😭🙏.
01/05/2022

RUNTA SHEEG MAJECESHAHAY NABI MAXAMED😍 SCW Soo Qor SCW 😭🙏.

Wasiirka maaliyada heer federaal   markay   gaar ahaan   tahay mida muuqaalka kuxusan ee dhankiisa bixid kasoo muuqata s...
30/04/2022

Wasiirka maaliyada heer federaal markay gaar ahaan tahay mida muuqaalka kuxusan ee dhankiisa bixid kasoo muuqata sida sawirka kucad bal isweydii magaca guud ee ee shaqsiyadiisu nooca ay u dhigan tahay...?

Somalinimaa ina wada deeqda🙊

  oo Akhrinayey ducadda khatimka Quraanka kariimka ah ayaa ku duceeyey  “Allow! Masjidka Al Aqsa xoree” Aamiin aamiin🤲.S...
30/04/2022

oo Akhrinayey ducadda khatimka Quraanka kariimka ah ayaa ku duceeyey “Allow! Masjidka Al Aqsa xoree” Aamiin aamiin🤲.

Sheekha ayaa marwalba u duceeya dhamaan
Ummada Muslimiinta ah ee kudhiban guud ahaan caalamka gaar ahaan Palestine iyo inta lamidka ah ee cadaadiska daalimiinta ladhibaateysan, illaahay Ummada muslimiinta muwaafaqo taamma hasiiyo Inta xanuunsan, Inta dulman, Inta dhiban iyo IWM dhibaatada haka dulqaado.

Aamiin yaa allah 🤲

22/04/2022

maalintiina siyaasiga ahaa, habeenkina Activesta ahaa, oo in mudo ah kusugnaa xarunta dalka ee Adis Abeba oo si nabada maanta dib ugu soo noqdey xarunta DDS ee magaalada jigjiga.

Waxaan leeyahay kusoo dhawoow Jigjiga iyo sido kale bogaagii FB,ga oo ay kugu dambeysay mar aad wax kusoo xar-xariiqdo 1 bishii April.

Send a message to learn more

Aynu isdul Taagno aayadan inyar.قال الله تعالى((وَاصْطَنَعْتُكَ لِنَفْسِي)( waxan kuu diyaariyay naftayda ( risaaladayda...
17/04/2022

Aynu isdul Taagno aayadan inyar.
قال الله تعالى

((وَاصْطَنَعْتُكَ لِنَفْسِي)
( waxan kuu diyaariyay naftayda ( risaaladayda)
Aayadani way koobantahay laakin waxay soo koobtay qiso kamida qisooyinka ugu cajiibsan kuwa uu inoo soo waariday quraanku .
Waa qisadi nabiyulaahi Musa عليه السلام saynu ognahay nabi muse Laga bilaabo dhalashadiisi ilaa dhimashadiisi wuxuu lakulmay dhibaatoyin badan kuwaas oo tusaale nool u ahaa nabi muhamed iyo umadiisaba صل الله عليه وسلم

Isagoo yar nabi muse ayaa sanduuq lagu riday bada lagu tuuray boqor ilaah sheeganaya soo korsaday naf bini aadama gacantisa kubaxday dhulkiisi iyo ehelkiisa uu kacaray masaafo fara badan oo Daal iyo diihal ba leh uu socday si uu meel uu amaan ku helo utago habeen isago reerkisa la guuraynaya ayaa iftiin ubaxay kolkuu is dhahay dabka u dhawaw oo waa dade dugsi iyo daryeel udoono ayaa samada lagala hadlay oo ladhahay rabigaaban ahaye waan ku doorte imaqal ushiisi ayaa ladhahay dhulka dhig oo mas boodaysa noqotay wadankuu qofka kusoo dilay iyo boqorki ilaah nimada sheeganayay ayaa ladhahay ku laabo oo uugu yeedh xaqa iyo u dhawaanshaha eebe.

waxaas oo dhib dheygeg iyo dhalandhool isugu jira ilaahay wuxuu kudhahay nabi muuse diyaarin aaan naftayda kuu diyaarinayay ayay ahayd maadama aad ka hor tagi doontid nin boqora oo ilaah nima sheeganaya waa inaad kadeed badan lakulanta saad unoqoto nin diyaarsan oo wax walba laabta udhigankara.

﴿ وَاصْطَنَعْتُكَ لِنَفْسِي﴾
Maxaa kawanaagsan marku ilaahay ku diyaarsanayo wax walba oo dhib kula ah waxay isu badalayan dheef aad uu dhadhan macaan.

Hadad xanuunsanayso armay tahay diyaarin lagu diyaarinayo inaad ilaahay baryadisa barato oo ilaahay u dhawaanshihiisa kula damcay .
Hadad faqiirto armay tahay diyaarin u Dan sheegashada ilaahay lagugu lagu barayo .
Hadaadan awlaad haysan armay tahay diyaarin samirka lagugu barayo .
Wax walba oo nolosheena inala darsaa waa diyaarin ilaahin mar ilaahay lagugu xidhayob iyo mar shaqsiyadaada lagu barayaba .

Ramadaan mubaarak .

Address

Five Street
Mombasa

Telephone

+251915775393

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Ismail Mohamoud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hassan Ismail Mohamoud:

Share