๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฟ

  • Home
  • Kenya
  • Mombasa
  • ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฟ

๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฟ Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฟ, Digital creator, High why, Mombasa.
(1)

 ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ‘‡Marka qabiilkaaga iyo qabiil kale hubka isu gurtaan tiradana lagugu darsado qoriga laguu diyaariyo waxad is waydiisaa...
13/03/2024

๐Ÿ˜ญ๐Ÿ‘‡

Marka qabiilkaaga iyo qabiil kale hubka isu gurtaan tiradana lagugu darsado qoriga laguu diyaariyo waxad is waydiisaa su.aalahan.๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

1- Dagaalku waa dhacayaa adiguna waad dhimaneysaa balse muddo yar kadib labadan beel way hashiinayaan wixii dhintay oo aadka mid tahayna way isu tuurayaan si hashiiskoodu usii waarona waxay is dhaafsanayaan gabdho cadcad iyo kadimo geel yarad ah waxayna isu dhalayaan wiilal iyo gabdho cadcad.

2- Beeshaadu hadeyba ku aasaan wax amaan ah kuguma sheegayaan waayo way og yihiin in aad gacan muslim ku dhimatay ee aadan jihaad ku dhimanin.

3- Xaaskaagii xabiibta kuu ahayd iyo sirtey kuu hayseyba waxaku habsanaya wiil aan u geed fariisan geelna kala bixin gurina u dhisin gogolna u gadin

4- Caruurtaadii ayaa niyadda laga jabinayaa waxana loogu baaqayaa agoontii aabohood dagaal muslimiin dhex maray lagu diley markaas oo ay xitaa ducada kaala qajilayaan subxaan allaah!!

5- Xitaa hadiiba dagaalkoodu sii socdo waxa ayku dagaalamayaan adiga maahee waa ceel biyoodkii awelba dagaalkoodu ka bilowday adigana cidiba jaanis xasuuseed kuuma hayso.

7- Intaad taariikhda beeshaada dib u eegto bal waxad keentaa hal nin Oo ka mid ah halyeyadii dagaal qabiil ku dhintay oo mid kamid ah beesha u diinwaan gashan. Halka ay xasuusan yihiin sayid muxammad cabdule xasan xaawo taako axmed guray Dhagaxtuur kuwaaso cadow la halgamey.

8-Ugu dambayn waxad xasuusataa hadalkii rasuulka scw ee ahaa: walaalkaa u gargaaro daalim BA Ha Ahaadee , haduu wax dulmiyayo Ka jooji dulmiga,

9: iskana jooji xamaasadda qiiraysan kuna dhamaata hoogga iyo qoomamada markastana ku calcali aniga maxaa ii dan ah oon dhimasho naari ka dambayso ahayn'

10: iswaydii cida lala dagaalayo maxay yihiin ma muslimiin baa mise waa gaalo, hadii ay muslimiin yihiin ?

๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ Laan dheere Waa ninka xabalaha kujira bilaa macno kudhintey
Xaqiiqda jirta ๐ŸŽดl

๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฟ

19/12/2023
11/12/2023

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฑุญู…ู†ุง

11/12/2023

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠู‡

ุชุนุงู„ูˆ ุฃู‚ู„ู‘ ู…ู† ุฏู‚ูŠู‚ุฉ ุชุตู„ู‘ู‰ ูˆู†ุณู„ู‘ู… ุนู„ู‰ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ุญู…ู‘ุฏ ๏ทบ
Kaalay hal daqiiqo wax kayar aan kuwaday salinee nqbigeenu muxammad ๏ทบ

Address

High Why
Mombasa
94339

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฟ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share