Noah Hassan Hoshow

Noah Hassan Hoshow page ka rasmiga ee Noah hassan Hoshow fadlan like saar
mahad sanid

28/11/2025
11/11/2025

sidaan dhan miyay u jabtay

11/11/2025

2 ayay iska tag ku dhaheen
yacni xilkii laga qaaday waana heer gobol

xariga ifiye ahmed waxuu shaabad iyo calaamad aan tirmeynin ku yahay laamaha cadaalada gobolka liiban waxaa kale oo uu q...
09/11/2025

xariga ifiye ahmed waxuu shaabad iyo calaamad aan tirmeynin ku yahay laamaha cadaalada gobolka liiban

waxaa kale oo uu qool iyo siriq hortaalo yahay maamulka gobolka oo uu ugu h**eeyo gudoomiyaha gobolka

waxaan leyahay xarigaan ifiye axmed waa u dhibco iyo turaanturo u kaxeyneyso xaga san iyo in xil loodhiibo alle ayaa bixiyee
waxaan lenahy dhaqan iyo guurti kuwaas oo ah marjica loo noqda hadii aay wax naga xumadaan
waxaan arkaa rag isku sirqiyey xarig siyaasadeed kaas oo soo afjarayo cimrigoodii siyaada
waxaan leenahy In si deg deg ah uu u helo xoriyadiisa ifiye
shaqsi aad shaqadisi ka ceyriseen
shaqsi aan mar labaad shaqa uu helay ka tirteen oo aad ka ceyriseen
in uu wali idin amaano hadad sugeyseen riyo ayaad ku jirtaan
xariga xal maha ee waa xanaf iyo wax yeelo
waxaa idin dhaantay adiga oo la fadhiista oo u gogol badiya taasna kaga dhiga mid idin xalaaleyso xarigiisa maanta

Free Ifiye Ahmed

30/10/2025

Tabtii iyo Xeeladii Shiikh Cilmi Gaahiir alle ha u naxariiste Ayay maanta u Baahantahay Addo

28/10/2025

wakaas nidaamka dowliga ah ee gobolkeena
shalay masuuliyiin dowlada hoose kaga qornaa guriyeeynta iyo nidaamka GPS ka ayaa danbi lagu helay danbigaas oo marna ah nidaam dad weyna iyo shacabka loo adeega kalsoonida aay ku wabaan laamaha dowlada ka qaadaya marna bulsho kicin iyo iska horkeenid ah marna nidaam khiyaano oo muwaadhin dhul uu lahaa sharcigiina haysto mid kale loogu siinayo ah GPS Kana laga bixnaayo ah

kadib markii lagu helay ragaas waxaa lagu xukumay hal sano oo qalalan oo xabsi ah yacni aan Dalmiin lagu siideyn karin lacagna aan loogu badali karin ah
xalayba magaalka ayayba iska joogaan
War sidaas maha sax
aniga shaqsiyan ragaas aqoon uma lihi wax aan ka tabanayna ma lahan ee lkn nidamka dowliga ah ayay meel ka dhec ku tahay
kal soonida dadka degmda dollo ado iyo guud ahaan gobolkana waa mid hoos u dhigeyso

Bal wax arka Nidaamkii iyo sida ayaa dig dig galay ma istiri guud ahaan gobolka liban Adeer sidaan sidhaanto ardayda ula...
24/10/2025

Bal wax arka
Nidaamkii iyo sida ayaa dig dig galay ma istiri guud ahaan gobolka liban
Adeer sidaan sidhaanto ardayda ula hadla aad idin faataxeynee

OGEYSIIS

15/10/2025

Biyo la,helaa nolal la helaa
Ismaamulka filtu iyo nidaamka nidaamka jiro biyo ha keeno oo dadka hawaraaqbiyaan qabaleeyadana anteen ha gaarsiiyaan hadii kale sidaan unbaay inta mishaarka yar ka qaadato iyo in yar oo la soo qasbay nidaankiina u hoos joogyaan
biyo biyo biyo

13/10/2025

Magaca gobolka kali ha iga badalaan kolba hadaay ciskasta inteeda oodatay
wax soo kordhay aniga ma arkee

04/10/2025

Cabsida aay naga qabaan maha in aan ka awood badanahay ee waa in aan waxbo weydiisan xiliga aay daruufaha nala soo dirsaar
waad daali doontaan sida aan ogahay ee ma noqondoona kuwa badala wadada saxda ah

Xiliban@Nadir waa in lasii dayaa hadii aay wax un system dowli ah jiraan
30/09/2025

Xiliban@Nadir waa in lasii dayaa hadii aay wax un system dowli ah jiraan

Magaalada Jigjiga ee caasimadda DDS waxaa lagu xidhay xildhibaan h**e Nadiir Yuusuf oo kamid ah siyaasiyiinta u doodda gobolnimada Darroor iyo Gaashaamo.

Nadiir Yuusuf ayaa muddooyinkii u dambeeyay dedaal xooggan ku bixinayay in deegaannadaasi ay helaan Gobol.

Address

Nairobi
Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Noah Hassan Hoshow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Noah Hassan Hoshow:

Share