Khalaf Xaabsay

Khalaf Xaabsay Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Khalaf Xaabsay, Digital creator, Minneapolis, MN.

🏛️ Politics built on Vision, Integrity & Responsibility.
🤝 Committed to Unity, Justice & Sustainable Development.
📢 Putting the voice of the people and the public interest first.

08/09/2026

GALKACYO Caaqil Cismaan caaqil Nuur oo kahadlay hubkii PSF iyo cadaalad darada

08/09/2026

Waxaan waa wax laga xumaado ciyaal sidaa u hadlaya markii xabad dhashikaa lagu aamusiyo dad bay yeelanayaan 🤔

 : Puntland Ma jirto wax dagaal oo ka bilowday Deegaanka Kurilaalo oo isku hor fadhiyaan Ciidamada Puntland iyo kuwa ka ...
08/09/2026

: Puntland Ma jirto wax dagaal oo ka bilowday Deegaanka Kurilaalo oo isku hor fadhiyaan Ciidamada Puntland iyo kuwa ka amarqaata DFS.

wali waxana socda wada hadalo ay wadaan odayaasha degmada Rako ee Beelaha ay kasoo jeedaan ciidamada kuwaas oo la rabo in si nabadgalyo ah loogu dhameeyo.

Fikirkaaga comments ⤵️

08/09/2026

Ciidamadda Difaaca Puntland iyo Degmada Rako-Raaxo Gobolka Karkaar

08/09/2026

Dugsiga Tababarka Ciidanka ee Xorgable oo kumanaan Ciidamada dowladda Puntland ah ku jiraan hadana Tababarku u dhammaaday oo dhawaan loo soo xiri doono🫡.

Ciidamadaan ayaa isagu jira qaar ka mid ah Ciidamadii h**e Daraawiishta iyo boqolaal kale oo cusub.

Majiro maamul usoo babac dhigi kara puntland

Puntland first

Fikirkaaga comments ⤵️

  dowlada puntland oo wacad ku martay inay soo afjarayso khayraad waliba oo ka hor yimaada dowlada Bal adigu yaabkan ila...
08/09/2026

dowlada puntland oo wacad ku martay inay soo afjarayso khayraad waliba oo ka hor yimaada dowlada

Bal adigu yaabkan ila arag waxa dowladii puntland ahayd u fak fakanaya belihii yar yaraa oo kala ah

1= Leelkase
2= Ugaar saleban
3= Cali saleban
4= Ismaciil saleban
5= Carab saalax
6= Reer bicidyahan iyagu waaba carareen oo iyagu sacad bay iska dhibeen

Fikirkaaga comments

08/09/2026

Puntland wixii ka hor yimaada
Waa lasoo af jarayaa
?

XOG HOOSE: KHILAAF LA SHEEGAY INUU KA DHASHAY HUBKII LAGU QABTAY GAALKACYOXog aan si hoose u helnay ayaa sheegaysa in kh...
08/08/2026

XOG HOOSE: KHILAAF LA SHEEGAY INUU KA DHASHAY HUBKII LAGU QABTAY GAALKACYO

Xog aan si hoose u helnay ayaa sheegaysa in khilaaf uu soo kala dhex galay Madaxweynaha Puntland, H.E. Siciid Cabdullaahi Deni, iyo qaar ka mid ah waxgaradka beesha Cumar Maxamuud, kaas oo la sheegay inuu salka ku hayo dagaalkii Gaalkacyo iyo hubkii laga qabsaday ciidamada PSF iyo dowladda.

Sida xogtu tilmaamayso, waxaa la sheegay in hub ka mid ah kii lagu qabtay dagaalka uu galay gacmo gaar ah, iyadoo arrintaas ay dhalisay muran iyo is-fahamwaa cusub.

Wararka hoose waxay intaas ku darayaan in Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni uu ku adkeysanayo in hubkii laga qabsaday Cismaan Maxamuud dib loo soo celiyo, isagoo fariintiisu tahay:

“Cumar Maxamuudow, hubkii la qabsaday ha la soo celiyo.”

Si kastaba ha ahaatee, xogtan weli ma hayno xaqiijin rasmi ah oo ka soo baxday dhinacyada ay khuseyso. Waxaan sugaynaa war rasmi ah oo caddeynaya xaqiiqada arrintan.

Fikirkaaga comments ⤵️

08/08/2026

cidankii ugaarsaleban
Oo udhaarty soo qabashada madaxwayne H.E Said Abdullahi Deni

Address

Minneapolis, MN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khalaf Xaabsay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share