Baytul Ashacira

Baytul Ashacira Asc walal kusodawow xarunta (Baytul Ashacira) waxaan kacodsaneynaa inaa page no follow gareyso (like)

14/09/2026

NIMCOOYINKA ILLAHAY NASIIYEY WAXA KAMID AH INUU NABI MUHAMED NABIGEENA KADHIGEY┇ ► ||SH MOHAMED WALI

12/09/2026

Soodhaweyn mamuskedha sareeyso oo lagu soodhaweynayo sheekh Mohamed wali ayaa lagu qabtay xarunta baytul ashac

12/09/2026

Soodhaweyn mamuskedha sareeyso oo lagu soodhaweynayo sheekh Mohamed wali ayaa lagu qabtay xarunta baytul ashac

11/09/2026

Sh Ahmed shakir oo kalimad kajeedhiyey xaflada qatinka mowlidka oo lagu qabtay xarunta baytul ashaacira

11/09/2026

Xaflad lagu soodhaweynaayo hogamiyaha ahlusuna ah neh gudomiyaha xisbiga towfiiq sh ahmed shakir ayaa lagu qabtaya xarunta baytul shacira

09/09/2026

Kasoo qeyb gal wacan axbaabta xaflada qatinka mowlidka ee bari kadici dhonta xarunta beytul ashacira malinta khamista ee 10/09/2026

‼️OGEYSIIS OGEYSIIS‼️
07/09/2026

‼️OGEYSIIS OGEYSIIS‼️

31/08/2026

*Mawliidkii Wuu Dhacay Alhamdulillah ﷺ✨*

Tani waa muuqaal yar oo ka mid ah xuska lagu dhigay Baytul Ashaacirah.
Muuqaalka oo dhameystiran wuu soo socdaa InshaAllah.

Mahadsanidiin dhammaan intii soo xaadirtay!
Share & Like ❤️

22/08/2026

Nabi Amaan || sh Ahmed Ahlullah

Axbaabta iyo jameecada Baytul Ashacira waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka macalin sh maxamed cusmaan oo hawaase...
31/01/2026

Axbaabta iyo jameecada Baytul Ashacira waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka macalin sh maxamed cusmaan oo hawaase ku geeriyooday

Waa geeri xanuun badan, Waxaan guud ahaan ummadda Soomaliyeed, gaar ahaan qoyska uu kabaxay uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid macalinka

Address

Kirongothi
Nairobi West
00100

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+254792165182

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baytul Ashacira posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baytul Ashacira:

Shortcuts

Share

Category