Gedo Media

Gedo Media never give up � � �

19/09/2025

Ilhan Omar oo ka guuleysatay isku daygii Jamhuuriyiinta

Washigton (Caasimada Online) – Aqalka Wakiillada ee Mareykanka ayaa diiday inuu tallaabo ciqaab ah ka qaado mid ka mid ah xubnihiisa, taasoo la xiriirtay hadallo ay jeedisay kaddib dilkii loo geystay Charlie Kirk, balse isku daygaasi wuxuu iftiimiyey saameynta ballaaran ee ololaha Madaxweyne Donald Trump ee aargoosiga siyaasadeed, wuxuuna gogol-xaar u yahay tallaabooyin kale.

19/09/2025

Trump oo weeraray Xil. Ilhaan Cumar: "Waxay ka timi Soomaaliya – meel aan waxba ka jirin, hadda waxba, waxayna doonayaan in ay noo sheegaan sidaan waddankeenna u maamuli lahayn."

19/09/2025

Trump oo kabaha la dulmaray Soomaaliya: “Soomaaliya waa dal ay ragaadisey dowlad-dhexe la'aan, gaajo, faqri, argagixiso, budhcad-badeed, dagaal-sokeeye, musuqmaasuq, Soomaalidu 70% waxay ku nool yihiin macluul; Ilhaan-na waxay noo sheegeysaa sidaan dalkeena u maamuli lahayn, maysan ahayn tii walaalkeed guursatay si ay dhalashadeena u hesho.

18/09/2025

Asc all

18/09/2025

Jubalaanta cusub

17/09/2025

Muuqaal Dareenkiisa leh" askari soomaliyeed oo ciidamada putland ka Tirsan ayuu dhaawac soo gaadhey waxaana Lagu dabiibaya Dusha Awr-ka naf-hurnimo midan ayaa la dhahaa...

Shere

17/09/2025

lamaanihii baraha bulshada qabsaday

Maxaa ka ogtahay naxdinta dilka AHUN marxuum siyaad sheekada murugada leh ee la socota.AHUN siyaad cali xirsi waxaa uu a...
16/09/2025

Maxaa ka ogtahay naxdinta dilka AHUN marxuum siyaad sheekada murugada leh ee la socota.

AHUN siyaad cali xirsi waxaa uu ahaa mid kamid ah ganacsatada magalada Galkacyo, saakay oo uu soo shaqo tagay ayaa la dilay, dilkiisa ayaa xiriirr Laleh aano qabiil oo maalmihii dambe saamayn ku lahayd magalada Galkacyo.

Dilka kadib dad aqoon u leh marxuumka ayaa sheegay in AHUN marxuum siyaad u ahaa Aabbe korsada Caruur ay hooyadood dhimatay sido kalana uu caan ku ahaa daryoolkooda oo isagu gacantiisa uu ku gayn jiray goobaha waxbrashada.

AHUN dilka marxuumka kadib wali laamaha amaanku ma sheegin inay gacanta ku hayaa cidda dilka gaysatay oo markii h**e goobta ka baxsatay.

16/09/2025

Kooxo hubeysan ganacsade ku dilay Magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland iyo Dilalka kordhay

Address

Nairobi West

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gedo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share