SooL media

SooL media SOOL MEDIA KALA SOCO WARARKII UGU DAMBEEYEY BARNAMIJYO TAYO LEH
KU XIDHNAW SOOL MEDIA Hoyga wararka somalida iyo caalamka
(44)

06/08/2026

WAQOYI BARI awood aan loo babac dhigikarin.

03/08/2026

Dagaal gaadmo ah ay soqadeen jamhada argagixisada snm ayay iska difaceen ciidamada w.b xabaduna way socota guul ciidanka w.b

30/07/2026

Dawlada waqoyi bari oo maanta cudud ciidan kuso bandhigtay caasimada laascaanood.

23/06/2026

Aricadeeye oo siradan maanta iyo xalka nabadaynta beelaha walalaha ah oo meel fiican maraya.

Dadka leh walays horfadhiya magaladu amni maha iyo coladaha hurinaya waxaan leenahay ilaahay kabaqa.

23/06/2026

Ciidanka Militariga Waqooyi Bari ayaa la wareegay sugidda amniga magaalada Ari-Caddeeye, iyadoo xaaladda magaalada ay hadda deggan tahay. Tallaabadan ayaa timid kadib markii shalay ay shaqaaqo ku dhex martay laba beelood oo walaalo ah. Ciidamada ayaa ku sugan magaalada si ay u xaqiijiyaan amniga una hortagaan in rabshaduhu dib u soo laabtaan.

06/06/2026

Mirinaayo: ciidankii ugu badnaa ayay dowladu dul dhoobtay taliyihii h**e ee militariga general odawaa, halka taliyaha iyo ciidankiisuba isdifaac kujiraa.

17/05/2026

Boorame oo caawa iska diiday waxa loogu yeedhay dabaldaga 18 may.

Kooxaha goni gosatada ayaa kaliya hada ka taliya burco iyo hargaysa.

03/05/2026

:Ciidankii ugu badnaa ee taabac sanaa lafti gareen oo heegan buuxa galay, tan ayaa imaanaysa xili uu lafti gareen warbahinta ka shegay in uu yahay madaxwaynaha koonfur galbeed.

Dhanka kale xasan shiikh ayaa qor shaynaya in uu kaqabto dorasho lasii og yahay cida madaxda ka noqonaysa kgs.

03/05/2026

Ku dhawaad 30 jiidood oo ay isku hor fadhiyaan ciidanka Waqooyi Bari iyo ku SNM, ayay intaasi fadhidaa hal jiid oo kali ah.

02/05/2026

Laamiga wayn ee xafada wadajir oo meel fiican maraya waxaana dar dar galinaya Dowladda Hoose Ee Laascaanood.

Address

2nd Floor City Hall, P. O. Box30075
Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SooL media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share