Dakir Mohamed warsame

Dakir Mohamed warsame Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dakir Mohamed warsame, Media/News Company, Nairobi.

25/04/2023

Garaad Jaamac Garaad Cali Isimka Guud ee SSC anaga ayaa ka sokeyna cidina ka yeeli mayno in la aflagaadeeyo.

22/04/2023

Waxaan arkayay kuwa halkaan ku qoraya in ay u bannaan tahay cayda Garaad Jaamac maadama uu h**ey Garaadku u yiri 'Ingiriis idin ma qabin'.

Hadaba hadalka Garaadku ma aflagaado ayuu ahaa? Sida saxdaa ma ahayn. Hadal sax ah ayaa in yar laga goostay si loo bannaysto wax ka sheegida Garaadka.

Garaadku wuxuu ka jawaabayay arrin ahayd: 'Dhulkaan (dhulka Dhulbahate) ingiriiskaa na siiyey. Ingiriiskaan ka dhaxalnay'.

Garaadku wuxuu yiri: in wax la dhaxlo waxay ku timaadaa dhalasho ama dhaxdin. Marka see ingiriis dhulkayaga uga dhaxasheen? Idin mana dhalin, idin mana qabin e.

Marka qofka arrintaa doodda ka qabaa ma wuxuu leeyahay 'Ingiriis waa na qabay'? Haddii aysan saas ahayn, dee Garaadkuba waa idin beriyeelay.

Intaa kadib, Garaadku waa nin garabkiisu buuxo. Muxuu cay uga baahan yahay? Soo ninkaa kalmadiisii 'dagaalka gala' ay halka mar soo ajiibeen 10-ka kun maaha? Soo nin tol iyo rag ba leh maaha?

22/04/2023

Nairobi kenya qaar kamid ah dhalinta reer ssc oo fariin adag udiray muse bixi salad ciida kadib

11/04/2023

Xildhiban ahmed khalif h**e ayuu shagay xalada lasanod

08/04/2023

SSC-KHAATUMO
Maalmo kooban ayaa ka haray intii deegaanada SSC laga Ciribtiri lahaa Jamhada SNM ambalaal news

07/04/2023

Gabar tan yar fiiri bal waxii so qaxiyay way garanaysaa

03/04/2023

Shirkadda Dharka ee Defacto
faraceeda Soomaaliya ayaa laga Hirgaliyey gudaha Jubba Hypermarket ee Magaalada madaxda Muqdisho.

31/03/2023

Jiilkii darwiishkow noolada

27/03/2023

Laascaanood: Garaad jaamac garaad cali ayaa hoygiisa ku qaabilay isimada dhaqanka Soomaaliyeed,

25/03/2023

Madaxweynaha Kenya William Samoei Ruto ayaa si cajiib ah muslimiinta dalka ugu hambalyeeyay bilashada bisha ramadaan .caruur yar yar oo madaxwenaha u sharaxaya soonka .

24/03/2023

Raxamaadkii alle ayaa wadan meela badan kaday

20/03/2023

: Somaliland ayaa sida ay sheegtay 9 maxbuus oo ay ku qabatay dagaalkii Laascaanood, saartay maxkamad milateri, waxaana lagu soo eedeeyey qodobada 184, 185, 187aad ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, oo ka hadlaya in ay Khiyaano-Qaran sameeyen, cadow la safteen kuna soo duuleen Qaranimada.

Maxkamadda ayaa 9kan maxbuus dil toogasho ah ku xukuntay, sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo rasmi ahna waxaa loo gudbiyey Xabsiga Mandheera.

Xukunka waxaa loo cuskaday Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, oo ay dhammaan adeegsadaan dawlad gobaleedyada iyo Dawladda faderaalka Soomaaliya, kaas oo xili h**e la qoray.

Meeshan fiiri bal adigu waxa lakala dagalamayo Qadiyada meelaha lakajoogo
19/03/2023

Meeshan fiiri bal adigu waxa lakala dagalamayo Qadiyada meelaha lakajoogo

Guul Argagaxisadi Somaliland Ayaa Laga Qabsaday Gaadhigan Allaahu Akbar.
18/03/2023

Guul Argagaxisadi Somaliland Ayaa Laga Qabsaday Gaadhigan Allaahu Akbar.

Address

Nairobi

Telephone

+254723962842

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dakir Mohamed warsame posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dakir Mohamed warsame:

Videos

Share