Axbaabu diin TV

Axbaabu diin TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axbaabu diin TV, Media/News Company, Nairobi.

Abuukar M Muuse Cumar M Muse
16/12/2024

Abuukar M Muuse Cumar M Muse

04/02/2024

Shaacirka weyn Qaadi cukaash

04/02/2024

Siyaarada “sayd axmad ibnu idiris”
Waxaa lagu qabtay xafada suuqa xoolaha
gaar ahaan guriga sheekh cumar Yuusuf

Waxaa kasoo qeeyb galay xerta sheekh daaud culusow, xerta sheekh abiikar iyo xerta shekh cabduwahaab sheekh maxamed

Dikri aad u macaan badan

28/09/2023

SIYAARADA SHEEKHEEN
DIKRI BANAANBAX IYO DHAFAR
Deegaanka afarta tuulo gaar ahaan dhukaamalaay siimanka

13/01/2022

Subac cajiib ah oo la isku arkay masha Allah
Xafada suuqa-xoolaha Yaaqshid

19/12/2021

Ma dooneysaa arzaaq waasac ah,
ma dooneysaa awlaad baari ah,
ma dooneysaa in dhibkasta iyo murugta kaaga imaaneysa aduunyada kaa fududaato.

KU DADAAL CAMALKAAN.

18/12/2021

SHEEKH SAALAX MACALIN OO KA HADLAY
"faaiidada laga helayo bixinta sadaqada gaar ahaan zamankaan fitanta iyo dhibaatada badan"

maanta ka dib waad ku dadaali doontaa INSHA-ALLAH

14/12/2021

WEY AQBASHAY LAAKIIN WAXA AYA U MUUJISAY!...

"HALKAAS AYAA UGU DAMBEYSAY"

12/12/2021

"NABI MOHAMED S.CW "
|sadex waqti ayuu ku iloobi waayay adiga ee ha i loobin.
WACDI QALBIGA TAABANAYA

11/12/2021

HADII AAD AAMINSANTAHAY DAAWADA QUR'AANKA WAX DHAKHTAR AH U BAAHAN MEYSID MAANTA KA DIB SHAKI LA AAN.

Dr sheekh abuukar xasan maalin

Address

Nairobi

Telephone

+252613689030

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axbaabu diin TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share