KEKY

KEKY ROAD TO 30k followers for more entertainment.

Channelku sundus ee 1M subscribers maraayay hadda wuxuu marayaa 24k kadib maalin uu hawada ka maqnaa.. channelkaan maalm...
08/12/2025

Channelku sundus ee 1M subscribers maraayay hadda wuxuu marayaa 24k kadib maalin uu hawada ka maqnaa..
channelkaan maalmahan gacanta ugu jirey Daahir alasow

Promised land
08/12/2025

Promised land

Ninkaan cid ku dhagan haddaa aragto, 2025 ayuu qabiil jeebka ku wataa… Farmaajo ama waxba
24/11/2025

Ninkaan cid ku dhagan haddaa aragto, 2025 ayuu qabiil jeebka ku wataa…
Farmaajo ama waxba

24/11/2025

Hodan maxkamadda dil toogasho ku xukuntay, anu waxaan rabnaa in la daldalo

Hadal yaanun yaa katagine, qoftaan wax badan ragga waa la Dagaashay laakiin hadda wa tana waa is dhiibtey
19/11/2025

Hadal yaanun yaa katagine, qoftaan wax badan ragga waa la Dagaashay laakiin hadda wa tana waa is dhiibtey

🎉 I've earned the fan favourite badge this week, recognising me for consistently having meaningful conversations with my...
12/11/2025

🎉 I've earned the fan favourite badge this week, recognising me for consistently having meaningful conversations with my fans while sharing unique, relatable content.

Xiisabtan yaa ka shaqeyn karo, waa mid aad u adag. Ani waan gaaran waaayay igu qaata
12/11/2025

Xiisabtan yaa ka shaqeyn karo, waa mid aad u adag. Ani waan gaaran waaayay igu qaata

Meeqo bisadood waye sawirkaan
09/11/2025

Meeqo bisadood waye sawirkaan

Aragaga tijaabi numberka ku qoran sheeg?
06/11/2025

Aragaga tijaabi numberka ku qoran sheeg?

War Rasmi Ah : Jacop Farey ayaa si rasmi ah ugu guuleystay doorashada duqa Magaalada Minneapolis. Wiilka Soomaaliyeed Om...
05/11/2025

War Rasmi Ah : Jacop Farey ayaa si rasmi ah ugu guuleystay doorashada duqa Magaalada Minneapolis.

Wiilka Soomaaliyeed Omar Fatah waa laga guuleystay, iyadoo la og yahay in Soomaalida ay qeyb ka yihiin dadka ugu badan ee magaalaas ku nool.

Jacop Farrey duqa cusub ee Minneapolis

Daahir nin ka caqli badan weli social mediaha kuma arkin, fuusto la riixaa asaana garsoore ka ah🤪
05/11/2025

Daahir nin ka caqli badan weli social mediaha kuma arkin, fuusto la riixaa asaana garsoore ka ah🤪

Maxkamadda waxaa Tiktok Live daawaneysay 40 kun oo qof iyadoo markii danbe ay shacabka gaareen 49kun. Waa dacwad u dhaxeysa Fanaanka Dayax Dalnuurshe iyo Wariye Mohamed Saxaaf ?
Maxkamadda Shuute imisa qof ayaa daawata Live ?

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KEKY posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share