W.Abdikhadar "Beirut"

W.Abdikhadar "Beirut" Wararka Ugu Dambeyay

Warsaxafaded so baxay aya  beenineysa liiska uu shaaciyey gudoomiyaha (Feit)
01/04/2022

Warsaxafaded so baxay aya beenineysa liiska uu shaaciyey gudoomiyaha (Feit)

Saacado ka hor, wasiirka wasaaradda waxbarashada Prof George Magoha ayaa madaxweyne Uhuru Kenyatta aqalka madaxtoyada ku...
28/03/2022

Saacado ka hor, wasiirka wasaaradda waxbarashada Prof George Magoha ayaa madaxweyne Uhuru Kenyatta aqalka madaxtoyada ku gudoonsiiyay natiijada imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada hoose/dhexe ee Kenya (KCPE) taaso maanta la soo bandhigayo.

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN. Xildhibaan Aamina wey geeriyootayGoordhow qof ayaa isku qarxiyay Xildhibaan Aami...
24/03/2022

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN. Xildhibaan Aamina wey geeriyootay

Goordhow qof ayaa isku qarxiyay Xildhibaan Aamina oo ku sugneed goonta doorashada ka socotay. Waana la xaqiijiyaay geerideeda

Xildhibaan Aamina oo lagu xasuusto kiiska Ikraan Tahliil Faarax sida ay u difaacday iyo Inay markale noqon rabtay Xildhibaan ayaa caawa Meyd Ah

Waa Geeri si weyn ugu naxeen umadda Somaliyed. Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun. Waxaan sheego ma aqaan Allaha u naxariisto Xil. Aamina

Xigasho/Idris Alteso

12/03/2022

MUSHARAX XUBNAHA GOLAHA DEEGAAN BARLAMANEDKA HOOSE EE ISMAMULKA MANDHERA SHUKRI SHEEKH ABDIKADIR

20/02/2022

Qoraal xalay lagu daabacay Bogga Facebook-ga ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal FEIT ayaa lagu faray Guddiga SEIT ee Hirshabeelle adkeynta qoraalkiii kasoo baxay Guddiga FEIT ee lagu hakiyey kursiga tirsigiisu yahay HOP #086

03/03/2021
02/03/2021

Wakilada Golaaha Hoose Ismamulkani Mandhera Aaya Melmariyey Hindisa sharciyedka BBI

Wakilada golaha hose ismaamulkani Mandera ayaa meel mariyey Hindise sharciyeedka BBI.
02/03/2021

Wakilada golaha hose ismaamulkani Mandera ayaa meel mariyey Hindise sharciyeedka BBI.

01/03/2021

Raaga ugu Daa weyn Ee Tiktok Istacmalo Oo aad uso Badanaya

Address

Nairobi

Telephone

+254715142732

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when W.Abdikhadar "Beirut" posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share