Noah Hassan Hoshow

Noah Hassan Hoshow page ka rasmiga ee Noah hassan Hoshow fadlan like saar
mahad sanid

Xitaa afurkii ayay nagu bahdileen 😁 waan hubaa waxaas qoysas rer liiban mahee waa caruurtii iskaashada gobolka
01/04/2025

Xitaa afurkii ayay nagu bahdileen
😁 waan hubaa waxaas qoysas rer liiban mahee waa caruurtii iskaashada gobolka

Warka koob marka aan dhahaba waay iskeenaane Qabaleey kormeerkeed ayay sawir ka keeyd shaane Korsi gabar koob u saarnaa ...
15/03/2025

Warka koob marka aan dhahaba waay iskeenaane
Qabaleey kormeerkeed ayay sawir ka keeyd shaane
Korsi gabar koob u saarnaa ayay ugu kaduudshaane
Kiintaalo Been ah kor ugu sheegaane
Kala hormarinta kabaalaha aduun iyo kaar waxii jiro kow intaas dhahaan k**a kaxeeyaane
Shacabka oo kadaloob ku daalay oo wada kabaabyeysan oo kaxda iyo jilbaha lugaha uu barar ka koor duuray ayay kaagac tagayaane
Masuul aan korodh laheyn kaalin hori usocod ah
In uu kaalayo dhahood kuli timadaan
Waxuu karin haduu kaadib idin buuxshooyo
Karti xumo kaweyn ma jirtee bulshooy ayaan la kaadsoomin
Oo owrkiraale yaasha ayay kowda idin siinin

It was ...
14/03/2025

It was ...

የኢፌዲሬ ጠቅላይ ሚኒስትር መለስ ዜናዊ ከዚህ ዓለም በሞት ተለዩ


የሚኒስትሮች ምክር ቤት ለፋና ብሮድካስቲንግ ኮርፖሬት በላከው መግለጫ የኢፌድሪ ጠቅላይ ሚኒስትር መለስ ዜናዊ ትናንት ማምሻውን በህክምና ሲረዱ በነበሩበት ሆስፒታል ማረፋቸውን አስታውቋል ።

ምክር ቤቱ በመግለጫው ኢትዮጵያን ላለፉት 21 ዓመታት በከፍተኛ ብስለትና ብቃት ሲመሩ የቆዩት ጠቅላይ ሚኒስትር መለስው ዜናዊ ካደረባቸው ህመም ለመፈወስ በውጭ አገር በህክምና ሲረዱ መቆየታቸውን ጠቅሷል ።

ላለፉት ሁለት ወራት በህክምና ሲረዱና በጤናቸውም ላይ መሻሻል ሲታይ ከቆየ በኋላ ከትናንት በስቲያ ጀምሮ በተከሰተ ደንገተኛ ኢንፌክሽን ህመማቸው አንደገና ተባብሶ ለአስቸኳይ የህክምና እርዳታ ወደ ሆስፒታል ገብተው ነበር ።

በህክምና ሙያተኞች ከፍተኛ እገዛ ቢደረግላቸውም በትናንትናት እለት ከምሽቱ 5 ሰዓት ከ40 ላይ በድንገት ማረፋቸውን ምክር ቤቱ ለአገራችን ህዝቦች በታላቅ ሀዘን ገልጿል ።

http://www.fanabc.com/Story.aspx?ID=25514&K=

09/03/2025

Xildhibaankii muddada la la'aa oo isagoo nool la soo hordhigay gurigiisa Nairobi: https://bbc.in/4bDJPBN

Gidhibkii filtu laguma oon beelin ileen waa ka been sheegay Buundadii baandheerna dadkii kumaay kala beydhin oo waa laka...
28/02/2025

Gidhibkii filtu laguma oon beelin ileen waa ka been sheegay

Buundadii baandheerna dadkii kumaay kala beydhin oo waa lakala boobay

Biyahii ka boodaayey ee beerka noo dhaafay waleeyso lamaan bidhiq k**aay helin oo sawir unbuu badiyey oo ku beenoow

Hospitaalki doollow bulikeeti lama saarin oo bukaana daaweeyn iyo baxnaaneeyn buskud caruurta nafaqeeyo boorash lama keenin oo been ayuu sheegay

Pp da deegaanka somalida baarka u sareeyo ina aabo bashane iyo wiilkaas bahalka ku sifeysan

Ee gobolkii baaruuda iskugu dhiibay baxarka nagu tuuray

Booskii wuu baxsanayaada buuqa iyo colcolaada bariyahaan taagan

Anteenkaan bilaashka ah ee reeraha baryada lagu bal weydiinin

Oonkaas laga banaanbaxayo iyo booqashada shaale

Ka baxaayda iyo hadalka shalay u beensheegtay
Bah iyo boqor iyo budin iyo guurti
Aqoon yahanka lagu beer laxowsanaayo iyo isbari yeelka War hooy sooma barataan .

Ramadan kariim

Miiq magooye waan ogeynHebel bulukeetina wuu jiray Wiilkaan walalkeen magaciisi maxaad ugu darteen iisheega bal Baarqab ...
15/02/2025

Miiq magooye waan ogeyn
Hebel bulukeetina wuu jiray
Wiilkaan walalkeen magaciisi maxaad ugu darteen iisheega bal
Baarqab hee hhhhhh

15/02/2025

Arooska gudoomiyaha iyo oonka dadkeena haysto waxaay marqaati ka tahay waxa meesha ka jiro allaa og waaa liiska jooga

Nidaam dowladeed k**a jiro gobolka liban wax xitaa calanka iyo dowlada fahansan ma maamulaan marka aan idin leyahay waa ...
15/02/2025

Nidaam dowladeed k**a jiro gobolka liban wax xitaa calanka iyo dowlada fahansan ma maamulaan marka aan idin leyahay waa sidaan bal day
Hogaanka degmada filtu waxuu page sawir ahaan u soo dhigtay calnka xitaa ma fahan dano

Wiilka 3 bill ayaan u qabtay alaabta ha aruursdo qolodii ina facebook profile ka saaranjirtayna alle irsaaqad kale ha we...
14/02/2025

Wiilka 3 bill ayaan u qabtay alaabta ha aruursdo qolodii ina facebook profile ka saaranjirtayna alle irsaaqad kale ha weydistaan
Nabadeey waa inoo Mar kale insha allah

11/02/2025

.

Gobolka liiban maamul k**a jiro ee waa iskashato ina shaale uu lacagaha ku aruursado
30/01/2025

Gobolka liiban maamul k**a jiro ee waa iskashato ina shaale uu lacagaha ku aruursado

Waxaa socota qiimeynta Gobolada Deegaanka ee lixdii bilood ee lasoo dhaafay, Gobolka Liibaan dhaliilaha loo jeediyay waxaa kamid ahaa.

1) in 85 ilo biyood oo gobolka Liibaan ah ay fadhiyaan.

2) in shaqaalaha macalimiinta qaarkood laga jaro 400 mushaarkooda sababta looga jarayana ay garaneynin iyo in mushaarku uu ka raago oo bil iyo badh ay bilaa mushaar yihiin.

3) in Lacag 8 milyana loo qabtay soo iibinta dawada, ilaa hadana Degmada qarsaaduula ay wax dawo ah helin.

4) in meelaha dugsiyada ay ardaydu biyaha ka cabaan ay nadaafad daro ka jirto.

5) in xarumaha caafimaadka ay aad u nadaafad daran yihiin, qabashada lacagaha ee shaybaadhkana si sharci daro ah loo urursado, oo halkaa dakhli badan ku lumo.

6) in ambalaaska ay shacabku shidaalka ku shubtaan oo bukaanada lagu xujeeyo, in dawooyinka xadka kasoo galaya aan la kontaroolin oo ay soo galayaan dawooyin aan la hubin tayadooda.

7) in dugsiga hoose dhexe ee Degmada Fiiltu ay caruurtu wax ku bartaan oo ay fadhiyaan sagxada kuraas la'aan darteed.

Waxa kaliya ee lagu amaanay Gobolka Liibaan waa in dakhligii loo qorsheeyey in degmooyinkaasi soo saaran ay intooda ugu badan ka kor mareen iyadoo ay sidaas tahay hadana adeegyada bulshada ayaa ah kuwa liita oo dhaliilaha ugu badan ka jiraan.

W/q Shardiid Macalin.
Voss Tv.

06/01/2025

6 sano xisbiga wuu shiray ayuu nala hortaaganyahy
Ninkaan ma latalinta ayaa ka xun mise qalbi wax fahmo maleh

05/01/2025

Adeer gafane Rabbi naxariistii janno ha ku casuumo .

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Noah Hassan Hoshow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Noah Hassan Hoshow:

Share