Al - xuriya media

Al - xuriya media kala soco dhacdooyin xaaqiiqa ah. sida wararka taagan maalin kasta

26/03/2025

Dirac sakarad ah ayey ninka La so agfarisani🤣🤣Dumarow warkan si fiican u dhageysta

26/03/2025

Rabiga wehesho

21/03/2025

Soo Bixitaanka Masiixu Dajaal Wakhtiga Dhow

15/03/2025

TAN CIDA LEH: baa u haraysa "LAA YAA DAAC1ISH"

Si kasta ayeyArgagixisadu iskugu deyday in ay qariso Hantidoodii iyo nooc kasta oo keyd ahaa oo ay haysteen waa aaseen dhulka hoostiisa, hayeeshee ciidan aan waabaneyn baa halkeeda ugu tagay oo banaanka soo dhigay.

Waxyaabaha yaabka leh waa in ay xataa lacagta aasteen, oo baabuur aaseen, oo hub aaseen, oo mobilo aaseen, oo tuute aaseen, oo daawo aaseen, Mooto aaseen, kutalogalkoodu wuxuu ahaa in ciidanku iska laabanayaan marka ay Turmasaale yimaadaan, waase la diiday taasi.

Haddii intan la helayo, iyadoo la gaarin Miiraale ilaa Wanganbale maxaa laga heli doonaa ayaa lays weydiinayaa marka madaxdoodii loo tago?

DHULKAAN ARGAGIXISO MALEH, ASXAANA KUMA LEH!

15/03/2025

Maxaa Kalla Qabsadey Sallaad Cali Jeelle Iyo Wariyahan?

Nagu Soo Biir?

15/03/2025

"Mid intuu ka noolyahay Anigane ruux igu jiro k**a herayo khawarijta"

15/03/2025

Qoftaan Shuute ayeey Crush ku Tahay, Dagaalka Maxaa loogu Diray ayeey taagantahay.

14/03/2025

Ciidanka Puntland ayaa dhaqaya misaajidyadii ay baylihiyeen kooxda Daac1sh

14/03/2025

Salaad Cali jeelle caadi ma ahan😂😂

Sadax Raysal wasaare oo h**e ayaa u sharaxan Xilka Madaxweynaha Soomaaliyeed.Hadaba Sadaxdooda yaa ugu Shacbiyad badan?F...
24/02/2025

Sadax Raysal wasaare oo h**e ayaa u sharaxan Xilka Madaxweynaha Soomaaliyeed.

Hadaba Sadaxdooda yaa ugu Shacbiyad badan?

Fikirkaaga hoos nagula wadaag!

Mahadsanid!

15/01/2025

Ambassador Salaad cali jeele iyo waayihiisi digaalkii maxk**adaha iyo DKMG aheyd

03/12/2022

100 Maalin ka dib, R/wasaare ma gaaray waxqabad uu ku faani karro oo ah dhinacyada Amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda

Address

Maragwa

Telephone

+254722496715

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al - xuriya media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share