Galeyr Tv

Galeyr Tv Television-ka Galeyr TV waa mid u taagaan soo gudbinta warbixinno isku dheelitiran oo waxtar u leh bulshada soomaaliyeed.

Waxana iska dhex arki karo qof walba oo doonaaya in codkiisa la baahiyo.

02/08/2026

DEG DEG:
Sheikh shaakir oo ku dhawaaqay go,aamo ka dhan ah doorashadii Galmudug.

إنا لله وإنا اليه راجعون.Deg Deg waxaa haatan nasoo gaartey Geerida  ilaaheey ha u naxariistee Sheekhad Burhaad Sheikhad...
02/08/2026

إنا لله وإنا اليه راجعون.

Deg Deg waxaa haatan nasoo gaartey Geerida ilaaheey ha u naxariistee Sheekhad Burhaad Sheikhad Sheikh Muxamad Cabdi-dheere oo tii ALLE oo aan laga baaqsan karin ku timid.

Sheekhadda ayaa caan ku ahayd jaceylka Nabiga NNKH iyo Gabadhiisa hooyo Faadumo Bintu-Rasuul ALLAHA ka raali noqdee Aabaheedna ALAHA u naxariis siyaadiyee

02/08/2026

Waxaa soo batey haweenka furiinka dalbado Ragiina qaar kamid ah wexey xujo ka dhigteen hadii eysan biil weydineynin uu furayo Biilkii yuu Raacay?

01/08/2026

Haweenka jaadka ka ganacsada oo loogu baaqay in irsaqadooda ay ka raadsadaan meel ka wanaagsan iibinta geedka lagu mirqaamo ee adduunka qarribay.

Kaga bogo waraysigan, arrimahas iyo kuwo kale oo muhiim ah. Qeybtii 1aad
Galeyr Tv
Aden Murtile

Xeebaha isbayn waxaa ka socdo shay aanan caadi ahayn arrinku gaaray in xukuumada isbayn ku dhawaaqdo xaalad deg deg ah :...
31/07/2026

Xeebaha isbayn waxaa ka socdo shay aanan caadi ahayn arrinku gaaray in xukuumada isbayn ku dhawaaqdo xaalad deg deg ah : waxaa hal mar xeebaha isbayn ku soo butaacay mowjad muhaajiriin afrikaan u badan marookaan iyo kuwo ka imaaday dowlado ku sheegga afrika oo ah xeryo mujrimiin tuugo ah xoog ku haystaan sababayna dadku inay wadamadooda ka cararaan .
Midigta xagjrika waxay ku tilmaamaayaan duulaan dhab ah .

31/07/2026

ka taqanaa tariiqdii murabil muxibiin?

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galeyr Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galeyr Tv:

Shortcuts

Share