Dharaar

Dharaar Ku sali nabigeena suuban ﷺ || BBA Accountting and finance || Videos editing || Marketing || Trader || crypt investment ||

16/03/2026

Laascaanod iyo Tv

Maskaxdaadu yay noqon,Maqal lagula leeyahay,Yaan toban muftaax iyo,Lagu furan masaabiir.Waxa bagekan ku wadaagi doona wa...
15/03/2026

Maskaxdaadu yay noqon,
Maqal lagula leeyahay,
Yaan toban muftaax iyo,
Lagu furan masaabiir.

Waxa bagekan ku wadaagi doona waxyaabo badan oo nolosha kamida
Madadaalo wacyi aqoon skills vlogs insha Allah nasoo follow garee

Nolosha iyo guushu marna kuma bilaabmaan wax qumman oo dhamaystiran. Wax kasta oo waaweyn maanta aynu aragno, mar bay ah...
13/03/2026

Nolosha iyo guushu marna kuma bilaabmaan wax qumman oo dhamaystiran. Wax kasta oo waaweyn maanta aynu aragno, mar bay ahaayeen fikrad yar ama tijaabo aan weli hagaagsanayn. Kombiyuutarradii h**e waxay ahaayeen kuwo culus, gaabis ah, oo awood yar leh. Laakiin dadka sameeyay ma aysan sugin ilaa ay ka noqdaan kuwo qumman; waxay bilaabeen inay abuuraan. Maanta taas ayaa sababtay in tiknoolajiyadu gaarto heer aad u sarreeya.

Casharka ugu weyn waa in aanad sugin wakhti ku habboon ama xaalad qumman. Haddii aad hayso fikrad, mashruuc, ama riyo — bilow. Samee waxa aad awooddo maanta. Horumarka iyo hagaajintu waxay imanayaan marka aad socoto.

Guushu waxay jeceshahay dadka bilaaba, ma aha kuwa suga.

Bilow maanta.
Horumari berri.
Guushaaduna way iman doontaa Insha Allah. ✨

Abdijaliil osman
Abdijaliil pro last video Mac 💻 u danbeeyay ee uu soo dhigay waxa jiray maalin uu green screen ku bilaabay Abdijaliil Osman

11/03/2026

Alx dheh

Mararka qaar daal ayaa ku qabsada. Maskaxdu waxay kudu sheegtaa inaad joojiso, inaad nasato, ama inaad dib u dhigto waxa...
11/03/2026

Mararka qaar daal ayaa ku qabsada. Maskaxdu waxay kudu sheegtaa inaad joojiso, inaad nasato, ama inaad dib u dhigto waxa aad qorshaysay. Laakiin dadka guusha gaadha waxay leeyihiin hal mabda’: samee si kastaba ha ahaatee.

Samee xitaa markaad daalan tahay.
Samee xitaa markaad niyad jabsan tahay.
Samee xitaa marka xaaladuhu kugu adkaanayaan.

Sababtu waa sahlan tahay: horumarku ma sugayo maalinta aad dareento tamar buuxda. Horumarku wuxuu yimaadaa maalmaha adag—maalmaha aad rabto inaad joojiso laakiin aad doorato inaad sii waddo.

Hal tallaabo yar oo aad maanta qaaddo, xitaa adigoo daalan, waxay kaa hor marin kartaa boqolaal qof oo sugaya “waqtiga saxda ah”.

Ha joojin. Samee si kastaba ha ahaatee.

10/03/2026

السلام عليكم يا رسول الله

09/03/2026

Habeenka laylatu qadriga

Inta loo tartami karo,Yaanu tiigsi kugu gabin. Tamartaada curintiyoTacabkaaga cududiyoTaladaada fikirkiyoHal-abuurka tar...
09/03/2026

Inta loo tartami karo,
Yaanu tiigsi kugu gabin.
Tamartaada curintiyo
Tacabkaaga cududiyo
Taladaada fikirkiyo
Hal-abuurka tarantari,
Tarmi yaanu talax-gabin,
Ka tir boodhka ulashada,
Tirtir quusta baqashada,
Adba taada ka hirgeli,
Halka ruushku tuban yahay.

Yaanay jirin wax aad u qaban wayday just becouse inay adag do the hard thing wax kaa joojin karaa ma jiraan Abdijaliil O...
23/02/2026

Yaanay jirin wax aad u qaban wayday just becouse inay adag
do the hard thing
wax kaa joojin karaa ma jiraan
Abdijaliil Osman FULL SEMINAR | Content Creator ilaa Ganacsade Digital ah. Sida Loo Guulaysto Internet-ka 2026–2036

21/02/2026
20/02/2026
20/12/2025

Daawo magaalada Hargeisa quruxdeeda

Address

EXPY
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dharaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share