Idiris Show

Idiris Show Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Idiris Show, Cumhuriyet Street, No: 137, Nairobi.

Alle Ha Cafiyo Hooyo Uduceya Gabadhan
08/05/2025

Alle Ha Cafiyo Hooyo
Uduceya Gabadhan

Garoob Cawiye ine Hoyadey igu Wacdo Ma Rabo kulaha War Ninkan Mamo Boyka ine Noga Maqna Saxipayal Yarkan Maku Saxan Yahe...
06/05/2025

Garoob Cawiye ine Hoyadey igu Wacdo Ma Rabo kulaha War Ninkan Mamo Boyka ine Noga Maqna

Saxipayal Yarkan Maku Saxan Yahe ino Sidan Sameyo
Sido Kle ina Garoobada Sida Lo Galo Ma Sax Ba


Please Eheladoda La Radsha Asha Jama Hersi Marwadan idin Muuqata Waxaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyootay magaala ka mid...
04/05/2025

Please Eheladoda La Radsha

Asha Jama Hersi Marwadan idin Muuqata Waxaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyootay magaala ka mida dalka Kenya 🇰🇪 Wiilkeedana uu dhaawac halis yahay .

Wiilka dhalinyarada ah ayaa la sheegay in ay u keentay Kenya si ay u barto Diinta waxayna ka yimaadeen dalka USA 🇺🇸 .

Fadlan la raadiya qoyskeeda qofkii yaqaana halala xiriira booliska dalka Kenya si Loo Aaso Maydka Marxuumada.

Alla Yaraxma .

Bananka Ayu igu Ureyey Marka Dhahane igurso O Mel idagso Wau Iga Diide Sidas Waxa Dhahe Gabadhan O TikTok Loga Yaqan Mss...
04/05/2025

Bananka Ayu igu Ureyey Marka Dhahane igurso O Mel idagso Wau Iga Diide Sidas Waxa Dhahe Gabadhan O TikTok Loga Yaqan Mss Duco

|| Subxanalah || Asxapey Gabadhan Wllashin Ah Talada Haka Baqiilina Plz
02/05/2025

|| Subxanalah || Asxapey Gabadhan Wllashin Ah Talada Haka Baqiilina Plz

Ma Gudbayasha Waso Baten | Kulaha Kubada Ada | Ma Kubad Layla Kafican Ba Jirta Ayada Aba Kubad iyo suqaar isku ah 😛
02/05/2025

Ma Gudbayasha Waso Baten | Kulaha Kubada Ada | Ma Kubad Layla Kafican Ba Jirta Ayada Aba Kubad iyo suqaar isku ah 😛

War Saxipayal Nafkan Talo Siya wa SaxipkeBahasha Marke Halkan Mareso Ani Gacan Ka Tage
02/05/2025

War Saxipayal Nafkan Talo Siya wa Saxipke
Bahasha Marke Halkan Mareso Ani Gacan Ka Tage

Laxowla || War Ya Tano Kale Arke || Habel Wala Med Garace Hada Maqasho Wakan😂
30/04/2025

Laxowla || War Ya Tano Kale Arke || Habel Wala Med Garace Hada Maqasho Wakan😂

Ninkeygu haduu igu amro in Hooyadey guriga imaan karin waa ku qasbanahay inaa amarkisa qaato wayo guurku waa kala dambey...
30/04/2025

Ninkeygu haduu igu amro in Hooyadey guriga imaan karin waa ku qasbanahay inaa amarkisa qaato wayo guurku waa kala dambeyn iyo is adeecid

Gabadhan ayaa sidaas tiri

Xaliimo San Cml Bucbuc U Noqote Meshan Uga Wac Sido Kle Qoftan Hees E Caan Ku Tahe Sheeg
29/04/2025

Xaliimo San Cml Bucbuc U Noqote Meshan Uga Wac
Sido Kle Qoftan Hees E Caan Ku Tahe Sheeg

16/04/2025

Guurso Gabar Calamadahan Leh…..Se More

16/04/2025

ADKAATAY O FOGATE

Address

Cumhuriyet Street, No: 137
Nairobi
66600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Idiris Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share