Madal TV

Madal TV madal waa meel & waqti mucayina

RAALI GALIN: Daawadayaasheena Waxaan ka raali galineynaa bulshada ku xiran Madal TV qoraalo si qalad ah uga baxay halkaa...
30/08/2025

RAALI GALIN: Daawadayaasheena Waxaan ka raali galineynaa bulshada ku xiran Madal TV qoraalo si qalad ah uga baxay halkaan taas oo gaf ku ahayd maamulka iyo madaxda gaar ahaan madaxweeyne Ahmed Abdi Kaarie mahadsanidiin 🙏

Meher qeyrqaba alaha kadhigo xaflad meher iyo nikaax ayaa kadhacdey magaalada galkacyo.Arooska iyo aroosada Faaiso abshi...
25/08/2025

Meher qeyrqaba alaha kadhigo xaflad meher iyo nikaax ayaa kadhacdey magaalada galkacyo.

Arooska iyo aroosada
Faaiso abshir vs Abdulaahi

Xafladaan nikaaxa aheed ayaa waxaa kaqeybgaley wasiiro uu kamid ahaa wasiir gargaarka iyo wasiir kuxigeenka wasarada caafimaadka gal-mudug. Agaasimaha Madaxtooyada Agaasimaha gargaarka Dowlad goboleedka Gal-mudug .
Waxaa kaloo kaqeygaley Culuma- udiin, Waxgarad,Dhalinyaro,Haween ehelada labada cidood .

Hmblyo godomiyha prlmka waqooyi bari somaliya sskhHambalyo hambalyo hambalyo gudoomiyaha baarlamanka waqoiyi bari DR aad...
23/08/2025

Hmblyo godomiyha prlmka waqooyi bari somaliya sskh

Hambalyo hambalyo hambalyo gudoomiyaha baarlamanka waqoiyi bari DR aadan cabdulaahi aw xasan
Guul iyo gobanimo
Waqoiyi bari somaliya

23/08/2025

Doorashsada golaha wakiilada waqooyi bari toos udaawo.

Xildhibaan ubax taahliil warsame ayaa casho sharaf usameysay bulshada reer sacad ee dhuusomareeb joogta .Xafladaan ayaa ...
23/08/2025

Xildhibaan ubax taahliil warsame ayaa casho sharaf usameysay bulshada reer sacad ee dhuusomareeb joogta .

Xafladaan ayaa waxaa kaqeybgaley masuuliyiin katirsan labada gole ee galmudug sida wasiiro xildhibaano .

22/08/2025

Qoorqoor la'aantiis qiimo maleheena Gal-mudug Qiiro Japan weeye qoladaan qeyleneysa.
Qosol beena iyo qarow aan jirin ayuu lii kuqaawisaa gal-mudug.

The first female pilot in Africa: Asli Hassan AbadeAsli Hassan Abade is a retired Somali Air Force pilot who became the ...
22/08/2025

The first female pilot in Africa: Asli Hassan Abade

Asli Hassan Abade is a retired Somali Air Force pilot who became the first African female military aviator, earning her wings in 1976.

She remains the only female pilot in the history of the Somali Air Force. Asli trained in Italy and also spent time in the United States before joining the Somali Air Force.

Her pioneering career spanned from 1970 to 1992.

Degdeg golaha wakiilada dowlad goboleedka waqooyi Barri oo lagu dhawaaqey saqdii dhexe ee xaley .
17/08/2025

Degdeg golaha wakiilada dowlad goboleedka waqooyi Barri oo lagu dhawaaqey saqdii dhexe ee xaley .

16/08/2025

Address

Eastleigh

Telephone

+254714070612

Website

https://www.youtube.com/@Madalpage

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madal TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Madal TV:

Share