Somali Dhintay

Somali Dhintay Somali Dhintay

29/08/2026

Odayaashan hadda ma waxaa laga sugaa Rajo🤣💔😱😱





Farqiga u dhaxeeya Gunnimo iyo Gobannimo 💯
28/08/2026

Farqiga u dhaxeeya Gunnimo iyo Gobannimo 💯

978 goal  odayga waxa uu u socdaa 1000 goal 😱😱
28/08/2026

978 goal odayga waxa uu u socdaa 1000 goal 😱😱

Soomaaliya waa wadan dullaysan oo aan qab iyo qarannimo lahayn. Qoom ilaahey ma dulleeyo illaa ay iyaga is dulleyan maha...
28/08/2026

Soomaaliya waa wadan dullaysan oo aan qab iyo qarannimo lahayn.
Qoom ilaahey ma dulleeyo illaa ay iyaga is dulleyan mahane.
Bal ila arka ceebta iyo fadeexada meesha ka muuqata.
Turki gunnimo heer ay ka gaareen, saxan bariis ah ayay ilmahaas haday calankooda u dhiibeen ku sawirayaan💔😱😱.
Qof baahan ma ahan gob ee waa gun xaqiiqatan.

28/08/2026

Wali sidaan makugu dhacday😅😅💔🤣





27/08/2026

Mr.Xaqiiq ayaa soo xiray garsoorka 😅





23/08/2026

Cagaftii oo dib ooga bilaabatay caasimadda 😱😱😱





22/08/2026

Ciidanka dowladda Soomaaliya dhamaantod waa suufiyaal sida la xaqiijiyay.





21/08/2026

Dowlad nimadii ayay ciyaar ka dhigteen😅😅🤣😱😱😱





21/08/2026

Jimco wanaagsa dhamaan asxaabta aynu halkan ku midownay.
Ku salliya suubanaheena Muxammad S.A.W





Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Dhintay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category