Mr Dalxiis

Mr Dalxiis Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mr Dalxiis, Digital creator, Nairobi.

Director of the Communication Office, Vice President, Galmudug State | Cofounder wellness shoppe | Influencer with 1M+ followers across all platforms

Snapchat👉 mr.dalxiis

18/12/2025

Halkaasey mareysaa kasheekeey hee😄

18/12/2025

Qisaddii ninkii lunsaday hantidii dadweynaha ee hurdada ka imaan weyday.

18/12/2025

Murugada iyo culeyska Ilaahey hakaa dhowro hadaad so qorto scw scw scw❤️🕌

18/12/2025

Salaada subax hadad haleeshay waad guulaysatay
Alxamdulillah dheh 🙏

17/12/2025

Berri dhexe Kenya ayaa Shirkadda Meta ku amartay in xayaysiinta ufurto Dalkeeda si dhalinyarada ay dhaqaalo uga sameeyaan, wayna ku guuleysteen, hadda Kooxda xasan sheekadaan beerlaxawsiga intey dib inoogu dhigaan ugu yaraan shirkadaha Waaweyn ha dalbadaan in dalka loo furo xayaysiinta.

Shaqaalaha Soomaalida ee  u shaqeeya shirkadda Favori ayaa wajahaya culees weyn iyada oo bishii November loo diray lacag...
17/12/2025

Shaqaalaha Soomaalida ee u shaqeeya shirkadda Favori ayaa wajahaya culees weyn iyada oo bishii November loo diray lacagaha aad ka aragtaan fariimaha hoose sida $3.20 , 2 doolar ilaa 5 doolar.

Shaqaalaha ayaa siweyn uga cabanaya culeeska weyn oo ay kala kulmayaan maamulka Favori.

Maamulka garoonka iyo kuwa amniga ayaa ii sheegay in ay arkaan culeeska jira balse arintan ay u baahantahay in ay soo fara geliyaan madaxda qaranka.

Xigasho: abdulkadir ok

17/12/2025

Kooxdani k**a waantoobaan boobka ,bal ganacsatada duruufta heysata sida hantidooda lagu hor cunayo.

17/12/2025

Rw Saacid iyo Madaxweyne Axmed islaam.

17/12/2025

Dalkaan Dhaqan dowladnimo k**a jirto.

17/12/2025

“Farmaajo iyo madaxweyne Axmed madoobe wey iska war hayaan” Xildhibaan Cabdirishiid Xidig.

17/12/2025

Axmed Mideeye iyo soo dhaweyntii Madaxda ka qeybgalaysa shirka Kismaayo.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr Dalxiis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mr Dalxiis:

Share