Mohamed Habbado

Mohamed Habbado إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ when you read more you know more

07/07/2025
06/07/2025
06/07/2025
23/05/2025
“Noloshu… waa safar gaaban, laakiin aan la saadaalin karin.Waqtigu… ma sugo qof hurda. Wuxuu u socdaa si aamusnaan leh, ...
19/04/2025

“Noloshu… waa safar gaaban, laakiin aan la saadaalin karin.

Waqtigu… ma sugo qof hurda. Wuxuu u socdaa si aamusnaan leh, isagoo qaadayaa dhalinyaranimadaada, tamartaada, iyo fursadaha nolosha. Dad badan ayay waqtigu ka qaaday wax ay doonayeen inay mar dambe qabtaan… laakiin “mar dambe” ma iman.

Dhimashadu… waa xaq, waxayna timaadaa adigoo qosolaya, ama adigoo qorshaya. Ma kala soocdo nin hodan ah iyo mid sabool ah, nin dhalinyaro ah iyo mid da’ ah. Waxaa dhimanaya kuwa leh qorshe berrito – oo aan gaarin berrito.

Fursaddu… waa sida dabayl. Haddii aadan qabin marka ay soo dhacdo, way ku dhaafaysaa. Dad badan ayaa leh: ‘waan sugi doonaa wakhti fiican’, laakiin wakhtigaas ‘fiican’ mararka qaar ma yimaado abid.

Haddaba ogow: Saddexdaan wax – waqtiga, dhimashada, iyo fursadda – ma sugaan qofna. Haddii aad maanta ka faa’iideysan waydo… berrito wax dammaanad ah ma leh.

Maanta cirka iYo mobilada ayaa lawada eegayaa KhaatumaysanAll eyes on laascaanood
12/04/2025

Maanta cirka iYo mobilada ayaa lawada eegayaa
Khaatumaysan

All eyes on laascaanood

All eyes on las’anod 🐎🇸🇴  ’anod
12/04/2025

All eyes on las’anod 🐎🇸🇴

’anod

03/09/2024

Labadn Qof kee baa bulshada u daran
1. ka wax walba oG Lakinse bulshada ka aamusan
2. ka wax ba ogayn lakinse Hadalka badan oo bulshada wax walba usheegaya

27/08/2024

Address

Nairobi

Telephone

+252633769943

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Habbado posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Habbado:

Share