Farah jama

Farah jama Warr sugan

Farintii malmaha xuriyada ee 26 iyo 1lul xabibul malayiin madaxweynaha shacbiyada badan mudane maxmed cabdilaahi faramaj...
26/06/2022

Farintii malmaha xuriyada ee 26 iyo 1lul xabibul malayiin madaxweynaha shacbiyada badan mudane maxmed cabdilaahi faramajo follow iyo like haka xaasidin xabibka

20/06/2022

Somaliyey qabyaladu waa qurun iska daaya ka shaqeya midnimada iyo horumarka dalka iyo dadka somaliya

19/06/2022
Hadaa lagu doortee xagee diyarada u raacday Sidan ognahay wali wasiiradii lama soo magacabin  wadankii xaladisa madagana...
19/06/2022

Hadaa lagu doortee xagee diyarada u raacday
Sidan ognahay wali wasiiradii lama soo magacabin wadankii xaladisa madagana waxaa ka jira xaalad amni iyo mid abaar abaartaaso sameysay dad iyo dunyo mahabonen inuu xiligan safar aado madaxweynaha iyadoo intaas xalad jirto
Dalka iyo dadka illaah bey leyihiin

18/06/2022

Waxaa jira muwadanin somali ah ubadkoda fursado wax barasho aan helin sawab dhaqalo miyey xaq ulahen iney dowlada ka helan waxbarasho free ah

17/06/2022
16/06/2022

Said abdillaahi dai iyo ahmed madowe oo qilaf xoogan ka dhaxeya iyo ahmed madowe oo lagu edeyanayo inuu ka danbeyo qasarihii ku dhacay said dan dorashadii hoganka dalka

15/06/2022

Caawa villa somaliya MA dhaantaa ka shidan mise anaa u maleyo ama indhaheyga waaye

15/06/2022

Muxadaro qalbiga dhaqa jineysa sheikh mustafa illaah ha xafido wall gaarsii walalaha musliminta si share gare and like

14/06/2022

Sheikh mustafa xaji ismail illaah ha xafido oo kahadlaya iimaanka sida loo kordhiyo waa muxadaro qiimo badan wall garsii walalaha kale share dheh iyo like illaah ajir hakasiyo

13/06/2022

Wowww

13/06/2022

Ducadaan xafid hadad ku duceysato illaah wuu kusinaya muradkad ladahay walalaha kale gaarsii fadlan

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farah jama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share