Real day

Real day Welcome to Giralxplus, news, sports, torism, tech and review & reaction, World to gainerplus of history.

06/04/2026

Est Africa Somali award, waxaa ku matalayey dhalinyaro soomaaliyeed.

05/04/2026

Maxay ku timid Magacaabistaan danbe? general Mahad abdiraxman oo ka jawaabay arintaan ayaa yiri "Anaa Baarlamaankii diiday oo dhahay iga saar gudoomiye aadan Madoobe."

 : Ugu Danbeen lafta gareen oo Caawa is casilay ka dib Markii magaalada Baidawa oo laga fara maroojiyey waa taariikh kal...
30/03/2026

: Ugu Danbeen lafta gareen oo Caawa is casilay ka dib Markii magaalada Baidawa oo laga fara maroojiyey waa taariikh kale

30/03/2026

Afar irdoodka Baidawa iyo Hadda

  Lafta gareen oo xirtay Aagii ugu danbeeyey Garoonka iyo madaxtooyada Villa Baidawa Maxaa xiga markaan ka dib ayaad isl...
30/03/2026

Lafta gareen oo xirtay Aagii ugu danbeeyey Garoonka iyo madaxtooyada Villa Baidawa
Maxaa xiga markaan ka dib ayaad isleedahay🤣

Laftagareen Ayaa Xalay Bartisa Twitter-ka soo dhigay Qoraalkaan Hoose, DFS wuxuu Uga digay in ay Masuuliyadda Qaadi Doon...
30/03/2026

Laftagareen Ayaa Xalay Bartisa Twitter-ka soo dhigay Qoraalkaan Hoose, DFS wuxuu Uga digay in ay Masuuliyadda Qaadi Doonto wixii Halkaas Ka dhaca

Hogaamiyaha Baidawa

Dag dag # Koonfur galbeed Somalia Ayaa ku eedaysay Sida indha la,aanta ah ay taageerada ugu yihiin Qalabaka Gaamashan ee...
29/03/2026

Dag dag # Koonfur galbeed Somalia Ayaa ku eedaysay Sida indha la,aanta ah ay taageerada ugu yihiin Qalabaka Gaamashan ee Turkiga sida Gwaarida Iyo diyraadadaha aan duuliyaha leheen, waxa ayna ugu baaqeen turkiga in aysan ka qayb noqon Xasuuuq halkaas ka dhaca.

Flight operations aboard USS Abraham Lincoln (CVN 72) continue in support of Operation Epic Fury.
29/03/2026

Flight operations aboard USS Abraham Lincoln (CVN 72) continue in support of Operation Epic Fury.

29/03/2026

Hawlgallada duulimaadka ee USS Abraham Lincoln (CVN 72) waxay sii wadaan taageerada Operation Epic Fury, iyada oo sidayaasha diyaaraduhu ay maraan badda Bariga dhexe

Meeqa geela ayaan u qalma abowe ❤️???
27/01/2026

Meeqa geela ayaan u qalma abowe ❤️???

Saaxibo Sawir iyo Geeri wada Kulmisey, SaxibayaalNaxariistii janno alle Ha idinsiiyo Dhamaantiin
20/01/2026

Saaxibo Sawir iyo Geeri wada Kulmisey, Saxibayaal
Naxariistii janno alle Ha idinsiiyo Dhamaantiin

Subax wngsn guys .
01/10/2025

Subax wngsn guys .

Address

Eastleigh Captain Mungai Street

00610

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Real day posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share