Abdukadir Zeko

Abdukadir Zeko Kulan Sports Hoyga Ciyaraha Dalka boqorada neyropi zezebee

11/12/2025

Ninkii Ciilaaw Joobane Ahaay Markii Xilka Laga qaaday Dalxisow iska Aaday Buuq Marabow Taagan YahayπŸ˜…

10/12/2025

Schoolka Hormuud Ayaa Sanadkii Labaad Tartan kubadd Cagta Ah uqabanayo Ardayda wax kabarata schoolka

10/12/2025

Soo dhaweyn Aan Horay loo arag oo Balad Weyne Loogu sameyay gudoomiyaha Dhalinyaradda Soomaaliya oo balad weyne kusugan

Dhalinyaradda Magaaladda Balad Weyne Ayaa Kulan soo dhaweyn ah usameyay Gudoomiyaha dhalinyaradda qaranka Mohamed Champi...
10/12/2025

Dhalinyaradda Magaaladda Balad Weyne Ayaa Kulan soo dhaweyn ah usameyay Gudoomiyaha dhalinyaradda qaranka Mohamed Champion iyo dhalinyaro kale oo si weyn looga yaqaano guud ahaan dhulka Soomalida dagto kuwaas oo dhawan soo gaaray magaaladda Balad Weyne

10/12/2025

Sidee Feer Feer ithopia loogu soo dhaweyay π’πšππ’π’π€π‘ π‡πžπ²π›πž oo gordhaw Halkaas Gaaray

09/12/2025

Meel baan hiigsanaya oon Gaar isleyahay Rabbow igula Garab Gal Halkaan Hiigsanayo gaarideedda🀲

09/12/2025

Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka gobolka Hiiraan ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isku-duwaha cusub ee Wasaaraddaasi

09/12/2025

Gudoomiye Kuxigenka siyaasadda iyo Maaliyadda Gobolka Hiiraan Hassan ibraahin Cabdulle Ayaa xilka ukal warejiyay iskuduwaha cusub ee Maaiyadda Gobolka Hiiraan iyo Kan Cusub

Iskuduwaha cusub ee Dowladda Hirshabelle mudane Hussein Cabdi Jimcaale Diini ayaa maanta si Rasmi ah ulla Wareegay xilka...
09/12/2025

Iskuduwaha cusub ee Dowladda Hirshabelle mudane Hussein Cabdi Jimcaale Diini ayaa maanta si Rasmi ah ulla Wareegay xilka iskuduwaha cusub ee Dowladda Hirshabelle

Munaasabad ka dhacday xaruunta maamulka Gobalka Hiiraan oo u goobjoog ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka Siyaasadda iyo maaliyadda Gobalka Hiiraan Mudane Xasan Ibraahin Cabdulle iyo Dhamaan Gudoomiyasha Gobalka Hiiraan iyo kuwa Degmada, Taliyaasha Ciidanka iyo qaar ka mid ah Shaqaalaha maaliyadda ayaa goob joog u ahaa xil wareejinta maanta

Iskuduwihi h**e Ciloow Joobane ayaa si rasmi ah Documentiyadi u ku shaqeynayay ugu wareejiyay iskuduwaha Cusub Mudane Hussein Abdi Jimale Diini

Gudoomiye Xasan Ibraahin Cabdulle ayaa maamulka iyo Taliyaasha ciidamada madasha uga sheegay in ay la shaqeyaan iskuduwaha cusub si u guuto xilkisa.

09/12/2025

Agassimahii h**e maaliyadda Gobolka Hiiraan iyo Agaasimaha Cusub ee maaliyadda Gobolka Hiiraan Ciilaaw Joobane ayaa socod kuso dhex maray Magalada Agasime Ciiloow Maanta Taariikh Ayuu qoray

ileen Jalaafo Waa NasabπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜…

09/12/2025

Shaqaalaha wasaaradda Caafimaadka gobolka Hiiraan ayaa kulan sodhaweyn ah magaalada Beledweyne ugu sameeyay Isku-duwaha cusub ee Wasaaradda gobolka Hiiraan Mudane Maxamed Ibraahim Siyaad.

08/12/2025

Bisle Ruppetti Balad Weyne iney Tahay Meel Xadaari Horan u Ogaa inana imadana waa ii farxad Galabtana waxaan nasiib uyeeshay inaan daawado ciyaar aad uxiiso badan"

Address

Nairobi

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdukadir Zeko posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share