Shaaciye News

Shaaciye News u adeegaha Bulshsda

04/09/2025

Hadaad guul daraysatid k**a dhigna inaad nolosha ku fashilmatay ee waxaa jira iskudayo badan oo kale.

04/09/2025

Subax wanaagsan ayay idin leedahay Bahdac Shaaciye media.

22/08/2025

Waydiimo ku saabsan, doorashada Waqooyi Bari state.

22/08/2025

Weli geel ma shubtay

FIQI: "Mucaaridku waa qaaqlayaal, qof qori Muqdisho ku qaadan karana ma leh, anigoo Wasiirka Gaashaandhigga ah ayaa dhah...
22/08/2025

FIQI: "Mucaaridku waa qaaqlayaal, qof qori Muqdisho ku qaadan karana ma leh, anigoo Wasiirka Gaashaandhigga ah ayaa dhahaya; waxaa ka dhici doonta Yaahuud maa tihiin xaqiidii, bootadaas waa dhammaatay."

Pakistan oo laga xusay sannad-guurada Puntland.
19/08/2025

Pakistan oo laga xusay sannad-guurada Puntland.

Trump oo sidii shaqaale xafiiskiisa ka tirsan u qaabilry madaxda Yurub.
19/08/2025

Trump oo sidii shaqaale xafiiskiisa ka tirsan u qaabilry madaxda Yurub.

Djibouti ayaa ciidan nabad-ilaalin ah gaysay Galmudug;iyada oo saraakiisha hoggaaminaysa uu maanta qaabiley Madaxweyne k...
12/08/2025

Djibouti ayaa ciidan nabad-ilaalin ah gaysay Galmudug;iyada oo saraakiisha hoggaaminaysa uu maanta qaabiley Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaasi, Cali Ciid oo sheegey in dardar-geliyaan xoraynta deegaannada gacantooda ka maqan.

Madaxweyne Trump: “Aabbahay mar walba wuu ii sheegi jiray… ‘Wiilkaygiiyow, haddii aad soo gasho maqaayad oo aad aragto a...
12/08/2025

Madaxweyne Trump: “Aabbahay mar walba wuu ii sheegi jiray… ‘Wiilkaygiiyow, haddii aad soo gasho maqaayad oo aad aragto albaabka h**e oo wasakh ah, ha gelin...Haddii albaabka h**e wasakh yahay, jikada ayaa sidoo kale wasakh ah.’ … Haddii caasimaddeennu wasakh tahay, waddankeennu oo dhan waa wasakh.”

Caasimada Puntland ee Garoowe, iyo subaxnimadii Saaka
09/08/2025

Caasimada Puntland ee Garoowe, iyo subaxnimadii Saaka

09/08/2025

Soomaaliya yaa ku dulman? Sifiican u dhegeyso.

“Cid ay kooto ugu xidhatahay ma jirto madaxtinimada maamulka waqooyi bari somalia “Mayorka caasimada Laascaanood.
08/08/2025

“Cid ay kooto ugu xidhatahay ma jirto madaxtinimada maamulka waqooyi bari somalia “
Mayorka caasimada Laascaanood.

Address

State Roud
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaaciye News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share