HOGOL TV

HOGOL TV Kala Soco Warar Sugan Oo Xaqiiqo Ah Warbaahibta Hogol Tv News

30/08/2026

:- Ururka Dayax ee Ciidamada Daraawiishta Puntland Ayaa Caawa Degmada Carmo Si diiran Loogu Soo dhoweeyey.

30/08/2026

Ururka Dayax Ee daraawiishta Puntland Oo Howlgalo Shaqo Oo La Mahdiyey Ku Joogey Caasimada Garoowe Ayaa Dib Ugu Soo Laabtey Gobolka Bari Iyadoo Caawa Soo Dhowayn Diiran loogu Samayn Doono Magaalada Carmo.

Waraaqad Kasoo Baxdey Xafiiska Gudoomiye kuxigeenka Degmada Balidhidin Abdihakiim Dhegacade Ayaa Lagu Sheegay In Xasaana...
30/08/2026

Waraaqad Kasoo Baxdey Xafiiska Gudoomiye kuxigeenka Degmada Balidhidin Abdihakiim Dhegacade Ayaa Lagu Sheegay In Xasaanaddii Ay kala laabteen xildhibaan katirsan golaha deegaanka Degmada Balidhidin.

30/08/2026

:- Guud Ahaanba Waxaa Mudo Asbuuc Iyo Bar Ah Jaban Ceelkii Deegaanka Biike Ee Degmada Iskushuban Kaas Oo Ay Ku Tiirsanaayeen Dadka Iyo Duunyaduba

Ceelkan Waxaa Ku Tiirsanaa Oo Biyaha Looga Dhaamin Jirey Deegaano Badan Oo Dhaca Aboob Ayna Ku Nool Yihiin Bulsho Badan Oo Kala Duwan.

Deenada Xiriiro Caleemalay Biike Xubabays Mareer Ceel la helay Ceel mareere Dabra Camaan Ayaa Ah Deegaanada Ku Tiirsanaa Ceelkan Hadeerna Ay Wajahdey Biyo La'aan Baahsan Oo Aan Loo Meel Dayin.

Ceelkan Waxaa Sanadkii 2022 Dhisey Gen Ciise Yulux Oo Muruq Iyo Maalba Ku Bixiyey.

Bulshada Ku Nool Deegaanadaas Waxay Ubaahan Yihiin In Si Degdega Ceelkaas Loogu Koco Waxna Looga Qabto.

Kani Waa Muuqaal H**e Iyo Sanadkii 2022 Oo Ceelkan Uu Gen Ciise Yulux Ka Dhisey Deegaanka Biike

 :- Guud Ahaanba Waxaa Mudo Asbuuc Iyo Bar Ah Jaban Ceelkii Deegaanka Biike Ee Degmada Iskushuban Kaas Oo Ay Ku Tiirsana...
30/08/2026

:- Guud Ahaanba Waxaa Mudo Asbuuc Iyo Bar Ah Jaban Ceelkii Deegaanka Biike Ee Degmada Iskushuban Kaas Oo Ay Ku Tiirsanaayeen Dadka Iyo Duunyaduba

Ceelkan Waxaa Ku Tiirsanaa Oo Biyaha Looga Dhaamin Jirey Deegaano Badan Oo Dhaca Aboob Ayna Ku Nool Yihiin Bulsho Badan Oo Kala Duwan.

Deenada Xiriiro Caleemalay Biike Xubabays Mareer Ceel la helay Ceel mareere Dabra Camaan Ayaa Ah Deegaanada Ku Tiirsanaa Ceelkan Hadeerna Ay Wajahdey Biyo La'aan Baahsan Oo Aan Loo Meel Dayin.

Ceelkan Waxaa Sanadkii 2022 Dhisey Gen Ciise Yulux Oo Muruq Iyo Maalba Ku Bixiyey.

Bulshada Ku Nool Deegaanadaas Waxay Ubaahan Yihiin In Si Degdega Ceelkaas Loogu Koco Waxna Looga Qabto.

 :- Xulashada Takhasuska kulankan waxa ka qaybgalaya Ardayda Form Fourka ahayd 2025 - 2026 kuwaas Oo Jaamacadaha Sanadka...
30/08/2026

:- Xulashada Takhasuska kulankan waxa ka qaybgalaya Ardayda Form Fourka ahayd 2025 - 2026 kuwaas Oo Jaamacadaha Sanadka Galaya

Time : 4:00pm 31-08-2026
Location : Hoolka iskuulka Xaaji Cabdullahi
Lecturer : Gudomiyaha Waxbarashada Balidhidin

29/08/2026

Hadaljeedinta Hooyo Faadumo Nuur Diiriye|| Xafladda Abaal-marinta iyo shahaadda siinta ardayda iyo waalidiinta madarasatu al riyadh Al calamiya faraceeda carmo.

29/08/2026

:- Laamiga Wayn Ee Halbowlaha U Ah Degmada CarmoAyaa Galabtey Lagu Bilaabey wajiga labaad Mc 30 Ama Daamuurta Taasoo Qayb Wayn Ka ah Dhismaha Laamiga Wayn

 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maalmihii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Gobo...
29/08/2026

: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maalmihii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Gobolka Mudug, ayaa maanta soo gaaray degmada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

 : Taliyaha Aagga Calmiskaad, Taliye Maxamed Shire, ayaa saaka shir guddoomiyay kulan ay yeesheen saraakiisha ciidamada ...
29/08/2026

: Taliyaha Aagga Calmiskaad, Taliye Maxamed Shire, ayaa saaka shir guddoomiyay kulan ay yeesheen saraakiisha ciidamada ku sugan deegaanka Turmasaale.

Address

Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HOGOL TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share