Waayaarag TV

Waayaarag TV halkan Ku soo dhawow adiga raali like comment following shared ha ilobin

ASC UMAD SOMALIA  πŸ‡ΈπŸ‡΄  wararka fiidnimo  iyo Xalka moqokori  iyo wax nagu  soo kordhey  dhan dowlada Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄  share  d...
08/07/2025

ASC UMAD SOMALIA πŸ‡ΈπŸ‡΄ wararka fiidnimo iyo Xalka moqokori iyo wax nagu soo kordhey dhan dowlada Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ share dhah halkan waxaad ka heli doon xaqiiqda wararka manta πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‡ΈπŸ‡΄ πŸ‡ΈπŸ‡΄

07/07/2025

Hadii lagu gafo oo aad galad galiweyso waa in aad guusha xaQiijiso

Ciidanka  deeganka  iyo kuwa dowlad   deb ula  wareeg    moqokori cawa
07/07/2025

Ciidanka deeganka iyo kuwa dowlad deb ula wareeg moqokori cawa

27/06/2025

Somaliadu waa dadka kaliya ee lagu dhaga hadlo maxaa yeelay dowlad maraban qabilka ayay caabudan 26jun calanka qaran u dabal degey miri calanka Qabilka dhegan so dadka diriska ah waa aniga dowlad laheen kawaran

20Minutes  old   great fully  πŸ‘Œ  day Picture πŸ“Έ  on  day
27/06/2025

20Minutes old great fully πŸ‘Œ day
Picture πŸ“Έ on day

27/06/2025

Cadowga umad Somalia garahan Degmada aadan yabaal, eeyah gosha khawarij ayaa dhaq dhaq in eey igu baxan rabaan ayaa ka sacdo dhalinta Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ kuQasbeen jihadka beenta naf lacaari iyo rafasho badan oo aay sameyney waaye hada waxey raban in eey isga hulelan ciidanka xooga iyo ku deegan wax ku soo wajahan deegan alkowsar ciidanka cirka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ warer ah

Abdulkadir Isse
20/06/2025

Abdulkadir Isse

Duqeymo culus oo ilaa afar gantaal bar-tilmaameedyo sax ahna haleelay ayaa ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellada Dhexe

Sida aan kasoo xiganay saraakiil amni duqeymaha waxa lala beegsaday shirmadaxda argagixisada uga socday guriga Villa Aadan Yaal
Tikniko ku xareysan saldhigga booliska, gaari qarax ah oo duleedka degmada yaallay looguna tala galay in Hiiraan lagusoo weeraro iyo xarumo kale oo khawaariijtu isku urursanayeen wali lama xaqiijin inta ku dhimatay

Duqeymo  culus oo ilaa afar gantaal bar-tilmaameedyo sax ahna haleelay ayaa ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh...
20/06/2025

Duqeymo culus oo ilaa afar gantaal bar-tilmaameedyo sax ahna haleelay ayaa ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellada Dhexe

Sida aan kasoo xiganay saraakiil amni duqeymaha waxa lala beegsaday shirmadaxda argagixisada uga socday guriga Villa Aadan Yaal
Tikniko ku xareysan saldhigga booliska, gaari qarax ah oo duleedka degmada yaallay looguna tala galay in Hiiraan lagusoo weeraro iyo xarumo kale oo khawaariijtu isku urursanayeen wali lama xaqiijin inta ku dhimatay

WAR DEG DEG AH Kooxda Khawarijta ah ee As oo Maal-mahaan si  dhuumaaleeysi ah ku Joogtay Deegaanka Ceel-dheere Buraale e...
19/06/2025

WAR DEG DEG AH Kooxda Khawarijta ah ee As oo Maal-mahaan si dhuumaaleeysi ah ku Joogtay Deegaanka Ceel-dheere Buraale ee

gobolka Shabeeladda dhexe Xalay Waxaa Godadka ugu Daatay Geesiyaasha Macawiisleeyda gobolka Hiiraan.

Waxaana Halkaas Lagu Qaarajiyay ku dhawaad 20 Dhagar Qabe iyo Horjooge Sii Noolashadiisu Qatar ku Ahaayd Dalka Somaalia.

Warkaan oo Faah Faahsan Muuqaal caddeyn ahna Watto Dhawaan Halkaan kala soconayo share dheh

08/04/2025

Warkaaga naga soo gaarey aboorey iyo manta

27/03/2025

Duqaymo barakeysan ayaa ku bilowday masaajid cali gaduud waxana cagta la mariyay maleeshiyaad saf ku jiray oo loo qudbeenayay waxana sidoo kale socdo weerar toos ah oo cagta lagu marinayo maleeshiyadka ku dhuumaaleysanaya xafaadaha masaajid cali gaduud inshallah jana doonka naarta jahanabo

Address

4th Street 1st Avenue
Nairobi

Telephone

+254722124482

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waayaarag TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category