Catosh Eneh Ahmed

Catosh Eneh Ahmed One writes

Ku sodawow Hoyga lammanyashena somaliyeed oo Nala dhirigali Lammane kamida lammanayshena somaliyed masha Allah πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’—
25/12/2022

Ku sodawow Hoyga lammanyashena somaliyeed oo Nala dhirigali

Lammane kamida lammanayshena somaliyed masha Allah πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’—

Unaxriiso xaaskaga ula qeybso dhibta iyo xanuunka OO ay umareyso farxadina awgii garab istaag xiliga adag OO soo wajaho ...
22/12/2022

Unaxriiso xaaskaga ula qeybso dhibta iyo xanuunka OO ay umareyso farxadina awgii garab istaag xiliga adag OO soo wajaho waa hubaal ninka xaaskiisa garab istaaga xiliyada adag in ay ka sara marin doonto xidigaha qanacsanaanta.πŸ‘©β€β€οΈβ€πŸ‘¨
Lammane Gulleystay πŸ₯°πŸ’—
Sodawow oo ila saaxiib wll

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan ku qancay dhaqankaaga, muuqaaga, dabeecaddaada, shakhsiyaddaada iyo  summad kasta oo aa...
19/12/2022

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan ku qancay dhaqankaaga, muuqaaga, dabeecaddaada, shakhsiyaddaada iyo summad kasta oo aad leedahay gaarna kuu ah.

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan kugu aaminay naftayda, mustaqbalkayga, sharaftayda, sirtayda iyo wax Allaale waxaan hammi nololeed leeyahay ee u baahan rafiiq ila hinjiya.

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaan aaminsanahay inaad nolosha inta iga dhiman buuxin karto, aynu is kaabi karno, isku tiirsan karno, dhibta iska weheshan karno, farxad isku abuuri karno iyo inaynu lammaane ku ahaano wixii wanaagsan, wixii xunna aynu iska reebno.

Waan ku jecelahay! Waayo, waxaa jirta sabab aan kaaga soo doortay malaayiinta dhiggaa ah ee dunida kale ku dhaqan. Waxaan kugu soo xushay dookh, waxaad dawo u tahay indho adiga uun kugu farxa, qalbi kuu daacada iyo niyad gayaankaa kaaga eexatay.

Markaa, kolka uu qof si dhaba kuugu yidhaa "Waan ku jecelahay" intaas iyo kumannaan macne oo kale ayay u dhigantaa. Ha dhayalsan. Ha u arkin kalmad iska fudud oo afka uun ka soo baxday. Markaad jacaylka ka aqbashana, ha moodin arrin fudud. Waa ammaano wayn iyo mustaqbal dhan oo lagugu aaminay. Waa masuuliyad u dhiganta sidii qof dunida maamul lagu yidhi oo kale.
Lammane aad Qurux badan masha Allah πŸ’—πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄
Cawaale Deeqsi.

19/12/2022

Kusoo dhawaada page kayga cusub waxaan rajeynayaa inaad kala socon doontaan wax yaalo badan oo idin anfca ay kamidyihiin arimaha jaceylka inshallah β€οΈπŸ˜‹

25/09/2022
10/09/2022
19/08/2022
10/08/2022
06/08/2022

Muuqaalada Internetka ku jira kuwa ugu cajiibsan waxaa kamid ah midkaan.

Waa Sheekh Magaciisu yahay Shaykh Asrar Rashid.

Wuxuu joogay Ingiriiska, wuxuuna dood kula jiray qolo Baadariyiin ah, doodana waxay ka dheceysay Jaamacadda Manchester.

Waxaa lagu xujeystay inuu Sunta Dooliga (Jiirka) cabo, haddii uu hadalka Rasuulka Muxamed SCW aaminsan yahay, kaasoo micno ahaan ah in qofka aysan maalintaasi sun iyo sixir waxba ka tareynin haddii uu Subixii 7 xabo oo timir ah cuno.

Waxay ku xujeeyeen inuu xadiiskaas xaqiijiyo, sun caadi ah oo tan jiirka ahna cabo.

Wuu cabay suntii, illaa iyo maanta oo dhacdadaas waqti laga joogana Sheekha waxba ma aysan gaarin.

Kawaran Iimaankaasi awoodda badan?

Masha Allah, Xaqa Allaha nagu sugo.

Fiiro gaar ah: Arrintaan oo kale tijaabiya k**a wado, mana idin dhihin, balse cibro qaadasho ahaan ayaan dhacdadaan usoo qaadanay.

27/07/2022
24/07/2022
21/07/2022

Address

Catoshahmed@gmail. Com
Nairobi

Telephone

+254791480612

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Catosh Eneh Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category