SURAD

SURAD Support for me

$285 milyan ayaa  Israa!!l uga baxdo halkii habeen si ay uga hortagto gantaalada iraan.
18/06/2025

$285 milyan ayaa Israa!!l uga baxdo halkii habeen si ay uga hortagto gantaalada iraan.

14/06/2025

Afhayeenka ciidamada Israel Avichay Adraee ayaa u muuqday inuu si kalsooni leh uga hadlay inaan laga baqayn weerarada Iran—balse kaamiradu waxay soo qabatay iyadoo gacantiisu ay jareyneysay.

Diyaaradaha ay dhawaan soo iibsatay dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb qaadanaya howlgalada dhanka saadka iyo taakuuleynta...
20/03/2025

Diyaaradaha ay dhawaan soo iibsatay dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb qaadanaya howlgalada dhanka saadka iyo taakuuleynta ciidanka.

Kooxda Xuutiyiinta Yemen , ayaa sheegay inay soo rideen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ee MQ-9 Reaper, t...
20/03/2025

Kooxda Xuutiyiinta Yemen , ayaa sheegay inay soo rideen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ee MQ-9 Reaper, tan oo noqonaysa diyaaraddii 16 ee MQ-9 Reaper oo ay Xuutiyiinta soo ridaan laga soo billaabo November,2023 , markii ay billaabeen weerarrada ay ku garab istaagayaan Falastiiniyiinta Qasa.

Mid kasta oo ka mid ah diyaaradda MQ-9 Reaper, waxay joogta $33 milyan, taa oo ka dhigaysa inuu Mareykanku khasaaray nus bilyan doollar.

Iman Jama

07/03/2025

Qisadii ninkii damaanad qaaday abuu dar

Address

Jam Street
Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SURAD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SURAD:

Share