Bosaso News

Bosaso News Warar Sugan Iyo Warbixino Dhab Ah, Madadaalo, Sheekooyin iyo Taariikhaha Dunnida.

13/08/2025

“Ninka Raga ee Katiinada xidhanaaya sow beri sidii dumarka u socon maayo oo bowdada iska Dharbaaxi maayo” Sheikh Maxamuud Xaliike

12/08/2025

Ciidanka beesha Xasan Ugaas ee ku sugan Jiida Salinta oo u hanjabay Firdhiye kana digay in la boobo Xildhibabaan.

SANAAG || Puntland ayaa soo gabagabaysay Qaramaynta boqolaal ciidamo deegaanka ah oo ku sugnaa gobolka Sanaag, kuwaas oo...
12/08/2025

SANAAG || Puntland ayaa soo gabagabaysay Qaramaynta boqolaal ciidamo deegaanka ah oo ku sugnaa gobolka Sanaag, kuwaas oo hadda lagu xerayn doono kulliyadda tababarada ciidanka Gen. Giriin ee Magaalada Badhan si loo siiyo tababar ciidannimo.

"Ciidamada Puntland xuseen dheere ayaa yiri waxaa noosoo gaba gaboobay Shaqo adag oo an qabanay Labadii Asbuuc Ee Udanbeeyey, waxaan bilaabi doono wajigii 2aad oo ah ku xeraynta ciidamada dugsiga general Giriin ee Degmada Badhan si ay uqatan tababaro kala duwan, waxaan uga mahadcelinayaa dawlada puntland uu ugu horeyo madaxwaynuhu oo hawshan xil adag iska saaray", Abbaan-duulaha ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland Gen. Xuseen Dheere.

12/08/2025

Farduus Cali Shire tan haday maamuus ka wayday
ma garanayo cida kale maamuus ka helaysa
“Garad Abdikariin Cali Nuur.

11/08/2025

Ciidamada Juballand oo Galabta Ka baxay Kismaayo Kuna Sii jeeda 👀👀👀👀🚋

Sawiro: Dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Badhan ku Qaramasay ciidamo oo ku soo biiray kuwa Daraawiishta Buuraha C...
11/08/2025

Sawiro: Dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Badhan ku Qaramasay ciidamo oo ku soo biiray kuwa Daraawiishta Buuraha Calmadow ayaa Dhawaan laga Saarin AS

11/08/2025

Gen. Aadan Cabdi Haashi, Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Puntland, ayaa had iyo jeer Door hoggaamineed iyo qorsheyn istaraatiijiyadeed ka qaadanayay Hawlgalkii Hillaac inta uu socday, taasoo horseeday guulo ka dhan ah argagixisada Daac1sh.

Cimrigaa Haraago Taliye./Hogaamiye Aadan.

Beled Xaawo || Dagaal u dhexeeya ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa saaka dhacay deegaan lagu magacaabo Aamiin...
11/08/2025

Beled Xaawo || Dagaal u dhexeeya ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa saaka dhacay deegaan lagu magacaabo Aamiin ee xiga dhinaca Baladxaawo ee goboka Gedo

Dagaalka oo dhaliyay khasaaro kala duwan ciidamada DFS ayaa sheeegtay inay la waregeen goobo ay kusugnaayeen ciidamada Jubbaland.

Maamulka Jubbaland iyo DFS ayaan wali ka hadlin dagaalka saaka dhacay

10/08/2025

Maxaa dhexmaray Fardaws iyo hogaamiye Firdhiye ?

10/08/2025

Ciidamada difaaca puntland oo hawlgalo lagusoo afjarayo firxadka argaggixisada daaacish ka wada buuralayda Calmiskad.

Bosaso News

08/08/2025

"Jamaal waa ninka kaliya Waqooyi Bari u baahan tahay"Siyaasi Colaad Tuke.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bosaso News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bosaso News:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share